6 nin oo ugu cadcad in ay badalaan raisalwasaarihii hore ee somalia cumar cabdirashiid(daawo Sawiro)

Madaxwaynaha somalia ayaa maanta kala direy golihi xukuumada somalia taas oo ay macnaheedu tahay dalka inuusan lahayn dawlad ilaa inta uu madaxwaynaha somalia uu soo magacaabi doono raisalwasaare cusub uu yeelanaayo dalka somalia.

Raisalwasaarahan ayaa ka imanaya sida ay somalidu wax ku qaybsato 4.5,raisalwasaaraha ayaa lafilayaa in uu ka imanaayo beel ka mid ah beelaha dega somalia.

Waxaan u soo gudbinaynaa akhristayaasheena sharafta leh raga ugu cad cad in ay qabtaan jagadan waxaanu idin soo gudbindoonaa magacyadooda iyo goblada ay ka soo jeedaan.

Dr.Cabdiraxman Maxamed Salah(Bangax)

Mudane. Cali Cabdi Awaare

Prof.Maxamed Cabdi Gaandi

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Cabdi Xaashi (C/Rashiid Cirro)

Xildhibaan.Cali Axmed Jamac Jangali

Xildhibaan.C/risaaq Cusmaan Juriile

Mid kamid ah ragan ayaa lafilayaa in uu noqdo raisalwasaaraha cusub ee dalka somalia,inkastoo go,aanku uu yahay mid uu leeyahay madaxwaynaha somalia.Wararka naga soo gaaraya madaxtooyada ayaa shegaya in ay ragani ku hawlanyihiin in ay noqdaan raga badalaya cumar candirashiid.

Inkastoo qaar ka mid ah ragan ay ka maqanyihiin dalka somalia.

Fahad Omar Said

Allcasayr.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a comment