Xayeysiis

lafagoery

Dadka degan aagga tuulooyinka Baargaal iyo Tooxin ayaa intii muddo ah ka shaqaynayay sidii ay labada tuulo jid isku xiro u samayn lahaayeen, waxay fureen jid dhan 80 km, hase ahaatee 8 km oo u dhaxaysa labada tuulo ayaa ku adkaatay dadkii inay sii wadaan jidkii xag dhaqaale iyo xag farsamo awgeed.

Dhaqaalihii Hore ee ku baxay waxay aheed sidan ….

Dowladda Puntland 150,000 $
Hay’adda ILO 150,000 $
Bulshada Caluula/Baargaal 120,000 $
Hay’adda WFP 140,000 $ oo cunno ah
Total 560,000 $

Shaqadiina waxaa la bilaabay 9/Sep/2007, waxaana illaa iyo maanta la sameeyay jid dhan 3.2 km.

wado

FADLAN HADII AAD RABO INAAD KA QAYB QAADATO DHISMAHA WADAAS FADLAN WAXAA KUSOO HAGAAJINKARTA ACCOUNT NADA HOOS KU QORAN..

Magaca Oraganisationka  waa:-

>SOMALI NORTH EASTREN RELIEF

Account Number Waa

01445588

Sort code waa

40-04-04

International Account Number waa

HSBC BANK : GB46MIBL40040401445588

> WIXII FAAHFAAHIN AH KALA XIRIIR DHILINTA HOOS KU QORAN.

  • ABDIQADIR YUUSUF MAHAMED(IIDI)
  • MOBILE:   00447940593720
  • BASHIIR X. YUUSUF MATAAN
  • MOBILE :   00447930592904
  • MAXAMED SHIRE MUUSE
  • MOBILE:   00447985643814

Wadmahadsantihiin.

http://www.allcasayr.net

2 responses to “Xayeysiis

  1. Codsi Gaar ah

    Marka hore waa salamantihiin dhamaan mamulka allcaseyr

    walaal waxa idinka codsaneynaa hadee macquul tahay in aa nagu dartaan links ka waadna ku mahadsantihiin

    http://www.maalmo.com

    Thanks
    the Maalmo team

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s