baargaal

Wax Yar sug inta uu soo baxayo Flash Playerka

18 responses to “baargaal

  1. this is Mohamud Abdilahi Nakhuude, as i thing all of us we are very glad to see these pictures, but allcaseyr.net didn’t take more photographs relating our land we have resources such as frankincense and date and also strategy see, but we are very poor connected i would like to make alliance to be develop and progress ore Baargaal and Caluula districts .
    thanks all of you,

  2. zuhuuur

    masha alaah waa qurux badan yahay wadankeen walaalayaal aan aaan gacmaha is qabsano oon dhisano meel barwaaqo badan baan leenahey masha alaah weligey ma tagin waana ku faraxey aaan sameysano wax wanaagsan plz idinkoo mahadsan qabiil kasta gobolkooda wey dhisteen maxaa ina heysta inaga oon u fiirsaneynaa

  3. zuhuuur

    masha aalaah aad baan ugu faraxasanahey inaan arko maanta gobolka aan ka dhashey sawaradiisa mana fileynin inuu sidaan dhanba u qurux badan yahay waxaan wanaagsan inaan dhisano wadankeena quruxsano waxaan heysanaa meel aaad u qurux badan plz walalayaall aan is gacan qabsano oon dhisano gobolkeena thns

  4. libaan maxamed shabeel

    walaalayaaloow gamcaha is qabsada ee ku dadaala mid nimo

  5. Aad Baan Usoo Dhawenaynaa Shabakadaan Waxaana Idin Leenahay Wada Shaqada Allaha Idinku Garab Galee

    • libaan maxamed shabeel

      ma’aasha ALLAH aad ayaan ugu farxay sawiradaan waayo waxaan joogaa wadan qaboow iyo baraf uu indhaha kaa ridaayo goormaan aadi donnaa dhulkeeygii oo waalidkeey i dhaleen iyo kuwii sii dhalay ba ku duugan

  6. Yussuf Maxamud O´Saciid

    Mashhallah wallahi sawirahan marka arko dalkeyda ah aad u xisa…

  7. asc dhamaana reer casayrland aadbaan ugu farax sanahay sawirada aadsoo galiseen so
    I like this picture
    thanks

  8. WAAN SALAAMAYAA DHAMAAN REERKA

    WAA LOO BAAHANYAHAY IN AY SHAQAYSO SHABAKADA
    WAANA AAN IDIIN KA SOO MAHAD CELINAYNAA IS XILQAANKA AAD SAMAYSEEN ,INTA IIDAN BADALIN KU SHEEGA SIDA AAD WAX U BADALAYSAAN SI LOOGO CAAJISIN DONDONIDEEDA.

    MAHADSANIDIN

  9. baaragaal waa magaalo mar walaba iyo meel kasata oo aan joogo waxa aan ku haya niyada baaragaal is a city
    viva baaragaal

  10. yusuf

    sxb aad baan ugu faraxsanahay in aan ka daawado caseyrland degaanada as

  11. I want talk to someone who can understand me what Iam talking about.Ilive in minnesota minnioplis.whis is the united states of Amrica.

  12. look, the picture I saw in the allcasayr was good ,but it is not enough to be happy .we need to build houses schools, hospital,and millatary who can protect our land and our people,also it is important to have strong leader that can speak behave of the peole not someone who are other side and looking for maney. all around the we have siwaagroon and they are willing to contrabiute thier people and thier cland ,but we mus have unity that united us as one tribe.we alot of work todo my friends siwaagroon and my tribe and my brothers.we must stand up and speak who we are.

  13. this is me abdirashiid haji I’am from baargall and am very hapy to be a siwaagroon ,but we are very slow at the moment because we are not united people until we becaome that every tribe going to lok us feebel tribe we must move sweftly and cuogh other people it mean other tribe do better than this we mus buil;d our city and our community.that is the only way other people can’t tis us.

  14. casayrland is aplace of troism and good climate i wish there change if allah says thanks

  15. ABDULLAHI OMAR

    Masha’alah, I am very delighted to see the pictures of one of the most historic cities in Somalia. This pictures are very amazing and I enjoyed watching them but the only problem is that they are only few. I hope in the future you add more pictures of the city view. And my other suggestion is to write a little memo about the name and history behind the places and buildings you photographed. Overall rating, I give five stars.

    Thanks.

  16. afduub

    siwakis!!! baargaal in the house maashaa allah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s