Xldhibaan Aadan Maxamed Cali

2 responses to “Xldhibaan Aadan Maxamed Cali

  1. Asalaamu caleykum,salaan kadib waa wax lagu farxo in tolka uu yeesho website taasna waxay cadeeyneysaa in uu horumar uu jiro ee waxaan leeyahay sidaas halagu wado yaan dib loonoqon, wadadii fiicneyt cagta saarnayee aan ku caraabno sidaa iyo nabadgelyo.
    SALAAMA CALEKUM
    Abdullahi yusuf muse london UK

  2. farah Mohamud Yusuf(dooxajoog)

    Salaama calaykum,
    aad ayaan ugu farax sanahay, in aan arko webside
    allcasayr, waayo waa u baahneyd beeshu, iyo degaankuba
    waxaan leeyahay”Qabiiloba duryaadka u kacay door ku noqotaa”, ee dadka iyo degaan kuba waa idiin baahan yahay,
    halkaa ka wada, oo umada kale ka gada oo ka dhaadhiciya
    kheyraadka iyo bilicda degaanka Casayr.
    talo iyo tabarba diyaar ayaan idiin la ahay.
    waxaan idiin rajeynayaa guul.
    salaama calaykum
    farah Dooxajoog
    Liverpool
    Uk

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s