Wafti uu Hogaaminaayo Madaxwayne Dooxajoog ayaa gaaray Magaalada Dhuxun

Wafti sare oo ka socda qaybaha kala duwan ee xukuumada Raascasayr State Of Somalia oo uu Hogaaminaayo Madaxwayne Eng Faarax Maxamud Yusuf ( Dooxajoog )  ayaa gaaray magaalada Dhuxun ,Waftigaan ayaa waxaa lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuxun ee gobolka Boolimoog Si heer sare ah  .

Waftiga ayaa waxay kulamo la qaateen waxgaradka iyo ganacsatada Magaalada Dhuxun kalkaas oo laga wada hadlay sidi looga wada shaqayn lahaa arimaha Horumarineed ee Magaalada Dhuxun .

Safarkaan ayaa qayb ka ah safaro ay madaxda sarsare ee Raascasayr State ku kala bixinayeen qaybo ka mid ah deegaananada Gobolka Boolimoog .

Raascasayrmedia.com

Dhuxun

Siciid Ali Yare

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s