Maxamed Dheere: Faroole Waa dhaqaale Doon

Gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed Cumar Xabeeb (M.Dheere) oo wareysi dheer siinayay Idaacada Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu eedeyn u jeediyay madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’ed Faroole.

Max’ed Dheere waxa uu ku eedeeyay madaxweynaha Puntland in uu ka soo horjeedo danaha umada Soomaaliyeed islamarkaana uu caqabad ku yahay sida uu hadalka u dhigay jiritaanka midnimada Soomaaliyeed iyo qaranimo hana qaada.

“Faroole ujaadadiisu dhaqaale ayay la xariirtaa oo mama qarsan oo waxa uu yiri dowladda Somaaaliya meel kasta oo ay tageyso waa in aan wasiiro ku darsadaa dhaqaalaha soo xarooda isagaa qaadaahaa, dowladana dhexana dhaqaalihii ay hesho wax ha la iga siiyo ayuu leeyahay marka aniga faroole waxaan  u argaa in uusan waxba laheyn” ayuu yiri Max’ed dheere.

Siyaasiga Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheere waxa uu soo hadal qaaday xisbiyada siyaasadeed ee maalmihii u dambeeyay  ku soo badanayay dalka isagoo xusay in xisbiyadaasi aysan wax faa’iido ah ugu jirin shacabka Soomaaliyeed.

Xigasho Shabelle

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s