Taageer:Wafdi uu Hogaaminaayo Afhayeenka Maamulka Raascasayr State oo Soo Gaarey DegmadaTaageer ee Gobolka Bina

Waxaa maanta Degmada Taageer soo gaareyWafdi uu Hogaaminaayo afhayeenka Dawlad Goboleedka Raascasayr State Abdirashiid Maxamed Yuusuf ,wafdigan ayaa kasoo kicitimay Magaala Madaxda Gobolka Bina ee Baargaal.

Wafdigan uu hogaaminaayo Cabdirashiid Maxamed Yuusuf waxaa ka mid ahaa Madaxa amniga Raascasayr State ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Raascasayr Korneel Maxamed Xirsi Cumar Samatar iyo xubno kale.

Madaxdan ayaa kulumo laqaatay Maamulka Degmada Taageer ,Isimada,Aqoonyahanada iyo dhamaan Bulshada Reer Taageer.

Wafdigan ayaa la filayaa in ay socdaal ku tagaan Degmada Muudiye ee Gobolka Bina.

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s