ROOB LAGU DIIRSADAY IYO BIYO SOO TOGAY MAGAALADA BAARGAAL

Roobab lagu diirsaday ayaa Saakay Qabtay magaalada Baargaal , kuwaas oo ay si wayn ugu diirsadeen Dadka iyo duunyada ku Dhaqan Degaankaas .
Guuxa dadweynaha ayaa maanta aad ugu faraxsanaa waxaa hadal hayntu ugu badani ahayd xagee roobku u badanyahay iyo Biyaha Kasoo Dhacaayaa Qarka , Biyaha Ayaa Ka soo Dhacaya Moqor , Moorahante , Dhadhaablaho , qoryooleey , iyo meelo kale 

Waxaa Kaloo ilaa xalay Biyo Xoogan Maraayeen Togga Duuba , biyaah oo ka soo rogmaday carcaro iyo deexaani , ayagoo meelo badan soo maray wax dhibaatana ma ay gaysan.

2 Comments

Filed under NEWS

2 responses to “ROOB LAGU DIIRSADAY IYO BIYO SOO TOGAY MAGAALADA BAARGAAL

  1. acww dhamaan.

    alxamdu lilaahi rabilcaalamiin ,waa mahad waana khabar fiican,ilaahow u siyaadi oo barwaaqo ka yeel dhulkeena manfac khayrlehna na ga sii ,dhibkiisana dhinac naga mari ,sanad waliba waxaan rabi idiinka rajaynaynaa in uu barwaaqo iyo baraare indan siiyo,colaadaha iyo dhibaatooyinkana idan dhaafiyo oo cidii dhib idiin wada ku rido dhibaatadaas.aamiin aamiin aamiin.
    abdalla.

  2. Issa Samatar

    magaca ayaan kuu saxayaa – Qoryooleey ma ahan waa Qoryaleey

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s