Wadada Dhabaaqa oo furan iyo Horseedmedia oo been qortay

Wadada dhabaaqa ayaa ah mid furan oo ay isticmaalaan shacabka ku dhaqan deegaanada Raascasayr iyo Puntland Wadadaan ayaa ah wado muhiim ah iskuna xirta deegaano badan oo ka hoos yimaada  Raascasayr state Of Somalia .

Warbaahinta Horseedmedia ayaa qortay war been abuur ah oo aan sal iyo raad toona  lahayn taas oo lagu jaahwareerinaayo shacabka , warkaas ayay ku sheegtay in ay xiran tahay wadada dhabaaqa oo ay ku eedaysay xariga wadadaas Maamulka Raascasayr State .

Warkaas ayaa ah mid been ah wadadaas ayaa ah mid furan oo shaqaysa ahna mid muhiimad wayn leh.

7 Comments

Filed under NEWS

7 responses to “Wadada Dhabaaqa oo furan iyo Horseedmedia oo been qortay

  1. Adan

    Waa war aan sal iyo raad toona lahaynwaxay ay faafimnayso shebekada horseed net shacabka iyo maamulka raascasayr state na waxaan leeyahay guulaysta oo u adeega shacabkiina.

  2. WAN MAXUCARAD DAKU NANA ARKI KARAN LAKIN WAXA NATAGETAYA ILAHAY IYO ISKU DUBNIDENA LAKIN WAA INAN WAX WADA QABSANA OO NOQONA DADKA CADOWGA ISKA CEHSA IYO DADKA KULA JIRA OO KA JIRA INDHODHER HALOYESHOLAGU ARKO
    DEDKA RER CASEYR WAXAN KARABA ISKU DUBNI IYO WADA JIR IYO KALSONI WACAN CIDA WAX NAGA QADI MEYSO MADAX WENENA GUUL IYO BARWAQO HAKU WARO LAKIN IANGA DHISI KARA DUMINA KARA HALESKU DOBNADO MAIO WANAGA QADAYO CASERLAND HANOLATO HANOLATO

  3. Abdalla sxb Waxarta maad noodaysid oo faroole waxka sheegti waxarta anagaa ismoodaynehe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
    TOLNINIMO , TOLNIMO , TOLNIMO ,TONIMO (hadii laba libaax hilib dhexmaro waa kumurantaaye balse waxay heshiiyaan markii dhidar umuuqdaaye) waa ceeb in shakhsiyaad lagucaayo qabiil dhan manafiicna akhiro iyo aduunba .
    sanadka dame tolow isasoosharaxa meeshu waa berkedaa bosaso e wax kale majiraan waxa isku ceyr ceyrsadana waa xoogaa xaaraan cunayaal ah oo cidwalba leh .
    mida kale tolow maxamud saleeban awalba madaxweyne waa ahaanjireen waxna idinma tarijirin ee tolow Ciise mahamud iyo siwaqroon waligood ceebi madhex marin ee managaa naguxumayn kkkkkkkkkkk wixiinu cadaalad maaha kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  4. dhiiresa

    gadaal u socdyahoow dulega ah oo xaraan cunka ah been danbe iidiin ma soconeyso aa taa ogada waa la iden bartay oo gor dhaw waxaa laidinka hufe putlaand hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  5. ascww dhamaan.
    waa beenaale, waa xaasid, waa kalicune, waa laba wajiile,waa tuug,
    waa wajixume,waa miskiin,waana laangaab,waa inangumeed,waa maxishoode,waa fulay,dhagayso waxa uu khaliif ka sheegay alaha u naxariistee.ma ay ku filantahay intaa tolow mise waa ku daraa,intaa waxaa ku sifaysan cidda beenta sheegtay oo tiri jidka waa uu xiranyahay,ha dhagaysan hana u yeerin waxarka garowe ayaa sidaa ka dalbay iyo wankiisa.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    abdalla.

  6. Sanaag

    Horseedmedia iyo websityada kale ee Maxamuud saleebaan hadda uguma horayso beentay qoraan ee waa dabeecad ay leeyihiin, waxaana tusaale kuugu filan dagaalkii Galgala 2010 siday been abuurka u qori jireen ,.

    Waxaan Oran lahaa waxyaabo laga xishoodaa jiree war xishooda oo beenta joojiya.

    Guul Raascasayr

  7. WAA BENTOOD WEBSIDE KASTO O EY LEYIHIN MAXAMUD SALEBANKA WA SIDAS WAX BEEN AH BEY SO QORAN WAXAD
    MODA PUNTLANDTABA IN AYAGA UUN LE YIHIN OO SHACABKA
    KALE EE LA DAGAN ESAN LAHEEN WAA YAAB CUQDADA ISKADAYA WALALAYAL ANAGU DHULKENA WANU GOSANEY
    WAX PUNTLAND LA YIRAH NEH MA NAQAN

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s