Tacsi:Marxuum Maxamed Bile oo Ku Geeryooday Magaalada Kismaayo

Waxaa magaalada Kismaayo  ee dalka Somalia ku geeriyooday  laguna aasay Allaah ha u naxariistee marxuum Maxamed bile(Bulsho) .

Marxuumka Allah waxaan uga baryaynaa inuu ka waraabiyo Jannadii Ferdowsa, eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna  sabar iyo iimaan ka siiyo. Aaamiiin

2 Comments

Filed under COMMUNITIES

2 responses to “Tacsi:Marxuum Maxamed Bile oo Ku Geeryooday Magaalada Kismaayo

  1. Keise Hashi Carab

    Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun,Waxaan tacsi halkan uga dirayaa dhamaan eheladii iyo qaraabada Maxamed bile,waxaan dhamaantiin idin leetahay samir iyo iimaan, Isagan Illahay waxaan uga baryayaa in uu Janada Fardowsa geliyo.
    Aamin

  2. Ganey

    Innaa lilaahi waa innaa ileyhi Raajicuun. Ilaahow janatul fardowsa ka waraabi . Waxaan halkaan tacsi uga dirayaa Dhammaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Maxamed Bile meel kasta oo ay dunida joogaan gaar ahaan reer Maxamed Bile. Waxaanan leeyahay ilaahey samir iyo iimaan ha idinka siiyo isagana janadiisa haka waraabiyo. Aaaamiin!!!

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s