Madaxwaynaha SSC Saleeban Ciise Axmed Oo Safaaxada SSC Siiyay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya(Daawo).

Madaxwaynaha SSC Saleeban Ciise Axmed (Xaglo.toosiye) oo  siiyay warbaahinta SSC  waraysigan ayaa  ahaa  mid  dhinacyo badan taabanayay .

Madaxweynuhu waxaa uu ka warbixiyay  shirkii khaatumo ee dhawaan ka  dhacay  wadanka Uk shirkaas oo ay iskugu yimaadeen  aqoonyahanada  ka soo kala jeeda deegaanada SSC iyagoo kaga tashanayay  sidoo  wax looga qaban lahaa xaalada ka dhextaagan maamulka SSC iyo in dib loo soo cesho dalka maqan

Sidoo kale waxaa uu ka  xog waramay  khilaafkii la soo afjaray ee u dhaxeeyay maamulka SSC USUM  Kaafi waxaane uu sheegay  in uu ku dhamaaday guul iyo  gunaanad wacan .

Waxaa kale oo uu sheegay  madaxweynuhu  socdaalkooda iyo kulamo ay la qaateen gudiga jaaliyada Nairobi  sidoo kalane waxaa  uu sheegay in ay u gudbayaan  dalka gudihiisa  isagoo  talo siiyay  shacbiga reer SSC

Halkankan hoose ku dhufo si aad u daawato  vedioga  aan ka soo duubnay madaxweynaha SSC

Waxaa si wada  jir ah u waraysanayo Cabdiwahaab  Maxamed CabdiweyneIyo Saleebaan  Xaashi Dheere.


xigasho allssc.com

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s