Farmaajo oo Booqday Magaalada Virginia

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo beryahanba booqasho ku joogay dalkan Maraykanka ayaa xalay ka qeybgalay xaflad ay jaaliyadda Soomaalida deggan agagaarka Washington ugu sameeyeen gobolka Virginia.

Xafladdan xalay lagu soo dhoweeyay ra’iisal wasaare Farmaajo iyo wafdigiisa waxay ahayd mid ay ka muuqatay farxad ay muujinayeen jaaliyaddu.

Waxaana gebi ahaanteedba ay jaaliyaddu muujisay sida ay ugu qanacsan yihiin waxqabadka xukuumadda uu hormuudka ka yahay ra’iisal wasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Ra’iisal wasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo jaaliyadda Soomaalidu ay si weyn u sugaysay khudbaddiisa ayaa ka hadlay arrimo badan oo dhinacyo badan taabanaya

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s