Imaamka Beesha Mudulood oo ku geeriyooday Kenya Inaa lilaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun

Imaamka Beesha Mudulood, Imaam Max’uud Imaam Cumar ayaa galinkii dambe ee maanta ku geeriyooday MagaaladaNairobi ee Xarunta dalkaKenyahalkaasi oo uu u joogay howlo Caafimaad.

Imaamka ayaa la sheegay in mudooyinkii dambe uu xanuunsanaa islamarkaan uu howlo  Caafimaad u gaaray Magaalada Nairobi hase ahaatee galinkii dambe ee maanta ayaa la tilmaamay in uu ku geeriyooday Magaaladaasi sida uu Idaacadda Shabelle u xaqiijiyay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gaadiidka dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cismaan Cali (Dhagaxtuur).

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegay in Imaanka lagu wado biri in lagu aaso Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, iyagoo ugu tacsiyadeeyay Qaraabadii iyo eheladii uu ka geeriyooday Imaam Max’uud Imaam Cumar.

Xigasho Shabelle

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s