Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxwayne Dooxajoog oo ay ku magacawnaa Gudoomiyaha Gobolka Binna iyo K/xigeenkiisa

Waxaa maanta ka soo baxay Xafiiska Madaxwaynaha Raascasayr State Of Somalia Eng Faarax Maxamud Yusuf (Dooxajoog) Wareegto ay ku magacaaban Yihiin Gudoomiyaha Gobolka Binna , Gudoomiye K/xka Gobolka Binna .sidoo Kale taliyaha  qaybta Gobolka Binna .

Wageertadaan ayaa soo ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha , Xubnaha la soo magacaabay ayaa ah dad ku leh bulshada dhexdeeda Sumcad hawlo badana u qabtay bulshada .

Waxay kala yihiin xubnaha la soo magacaabay Sidan .

Gudoomiye :                 Axmed Maxamud Maxamed

Gudoomiye K/x :    Cabdi Risaaq Cumar Saalax

Xoghayn :               Cabdi Risaaq Siciid Maxamed

Taliyaha  Qaybta gobolka Binna ayaa loo soo magacaabay  Cabdi jaamac .

Madaxwaynaha iyo Wafti uu hogaaminaayo ayaa baryahan Joogay Gobolka Binna . waxay safaro ku soo kala bixiyeen Dagmooyinka Taageer nIyo Muudiye oo hoos yimaada gobolka Binna .

Shacabka ku dhaqan Gobolka Binna ayaa soo dhoweeyay Wareegtadaan lagu soo macagaabay xubaha Gobolka .

6 Comments

Filed under NEWS

6 responses to “Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxwayne Dooxajoog oo ay ku magacawnaa Gudoomiyaha Gobolka Binna iyo K/xigeenkiisa

  1. Your blog keeps getting better and better! Your older articles are not as good as newer ones you have a lot more creativity and originality now. Keep it up!
    Moreover, according to this article, I totally agree with your opinion, but only this time!

    sign making supplies

  2. Maxamed Horta Xog Ogaal inad isku tilmamto Hadana hadalkaas mesha kusoo qorto wax isu dhow maha Dooxa joog magac raadis maaha oo wuxuu xil kasoo qabtay puntland wagay puntlan ahyd oo ay haybad iyo sharfta lahyd wasiir ganacsi title madaxweyne ayuu garay mudada uu ku maqna cabdulahi yusuf dhakhtar dibada ah hadab adeer intaas lama socon ee garo magrty waxana halka ka muuqata ina mangaab tahay war dooxa joog wuxuu isu xilqamay inuu dalka iyo dadka wax u qabto wana ku teegersanhay hiil iyo hooba wan lagarb tagan nahay ee wax layiri doqontu 12 indhood ayy ledahay 1 tolkeeeda yay iska eeegta halna cadowga marka doqontaas aya tahay madama fikir khaldan laga dhadhiciayy oo lagu yiri dadkii dantood aka fakra wa magac doon

  3. yusuf xiir

    asc aniga fikirkayga waxaa waaye waan taagersanahay maamulkan iyo madaxweyne farax dooxa joog waayo wxuu isku xilqaamay in uu dadkiisa wax u qabto oo maamul iyo kaladanbeyn u keeno faroole garoowe ayuu dhisanayaa iyi ciisa maxamuud dantooda ayuu ka fikirayaa cid umaqan ma jirto rasacasaur dad ka ku nool sidaas darteed in dooxa joog waa muwaadin dhab ah dad kiisa jacel in uu wax u qabto

  4. dhiiresa

    waryaa ninka isku sheegy maxamed adaa ah tuug dadkiisa gata waa lgu yaqaan dabadhiilef looma bahna waryaa dooxajoog dadkiisa waa halyeey u kacay rabana in uu katuro dulmiga iyo xaqdarada lagu hayo waeyaa anega aad ban kuu aqaan cadaqatayahoow xun mantay waa malin dadka rer caseyr ay medaysan yahiin aa odayahoow afka qomashka lah amus hdeekale gaseyada caseyr waan kuu soo dereynaa guusha waa caseyr estat guul darada waa dabadhiilefka iyo xaaraan cunayasha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. waskhaan kaa caqli yar oo aan maqlo kii u gu liitay ayaad tahay waa aan ku naqaan daboolayaashi la dhashay saalo waxar iyo waxarka garowe ayaad tahay waxaan afbuuxa kugu leeyahay zanzibaar ayaa looga baahanyahay daboole ee orodoo aad mihnadaada ayaad xog ogaal u tahay .
    abdalla.

  6. XOG OGAAL :

    maamul iyo siyaasad laraadiyaa wax faa iido ah oo ay leedahay majiro aan ka ahayn reerka oo kudhaqaala seege, ku ragseega , colaad aan dhamaan , aano, eed iyo dhib marka tolow iskadaaya khary malehe .
    Tanlabaad runtii INA DOOXAJOOG iyo kooxdiisu waxay inakukacsanayaan ratigooda wax danana inoomawadaan ninksta oo soomali ahna waa sidaa goorta uu tago qurbaha oo xoogaa cayra urursado buu wuxuu kufekeraa sideebaa uheshaa magac .
    markaasbuu reerkiisa dhorwiil kaxaystaa oo laayaa .
    marka kataxadara dhagarta nimanka magacdoonka ah .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s