Wararka ka imanaya degmada muudiye ee gobalka bina raascsayr state ayaa sheegaya in madaxwaynaha maamul goboleedka raascasayr state uu booqasho kormeer ah ku tagay degmada muudiye,madaxwaynaha ayaa kulamo la yeeshay maamulka degmada,odayaasha iyo qaybaha kale ee bulshada ku dhaqan degmada muudiye.
Madaxwaynaha safarkiisa waxaa ku waheliya qaybo ka mid ah wasiiradiisa sida wasiirka maaliyada eng axmed salaymaan iyo taliyasha ciidamada ee mamaulka raascasayr state.
Kalasoco wixi warar oo kusoo kordha safarka madaxwaynaha .
Siciid dhagiig
baargaal
bina
raascsay state
allcaseyr.net
Advertisements
maasha allaah sidaas ayaa loo bahan yahay in madaxweynaha uu ka warhaya shacabkiisa iyo dadkiisa waxaa meesha ka cad in uu doonayo farax dooxa joog in uu wax qabto anaga waan ku taageersanahay