Farmaajo oo ka qeyb galaya Caawa shir QM uga furmara New York

Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed (Farmaajo) ayaa ka qeyb galaya kulan shir golaha amaanka ee Qaramada Midoobay caawa uga furmaya MagaaladaNew Yorkee dalka Maraykanka.

Shirkaani qaramada midoobay cawa ay ku yeelaneysoNew Yorkayaa waxaa looga hadlayaa sida la sheegay arimo badan oo ay ku jirto xaalada Soomaaliya iyo sidii loo taageeri lahaa dowladda KMG iyo ciidamada midowga Afrika ee ku sugan Magaalada Muqdisho.

Masuuliyiin ka mid ah Soomaalida qeyb galeya shirka ayaa Shabelle u sheegay in shirka waxyaabaha looga hadlayo ay ka mid yihiin sidii looga doodi lahaa badalida sharciga ay haatan ku shaqeeyaan ciidamada AMISOM.

Shirka ayaa inta uu socdo waxaa la filayaa in uu qudbad ka jeediyo Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo isagoo Qaramada midoobay warbixin ka siin doona xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s