Faroole oo Duulaan Ku Qaadey Raascasayr State Iyo Somaliland oo Kaabiga ku Haysa Garoowe

Wararka naga soo gaaraya puntland ayaa sheegaya in madaxwayne faroole uu direy ciidamo fara badan kuwaas uu ka kala keenay,garoowe iyo qardho si ay duulaan ugu qaadaan raascasayr state.

Warar ay siideysay idaacada madaxa banaan ee radio daljir ayaa sheegay in ciidamo farabadan ay u dhaqaaaqeen degaanka raascasayr state.

Dhanka kale waxaa wali jaran khadadka taleefonada degaanka raascasayr state.

Madaxwaynaha maamulka rascasayr state ayaa hadda ku sugan meelo ka mid ah gobolka bina,waxay wararku intaas ku darayaan in uu madaxwaynuhu booqdey meelaha ay cidamadu kaga jiraan difaaca.

Waxaa baargaal soo gaaraya ciidamo fara badan oo kasoo gurmanaya dhinacaas iyo gobolka bolimoog sida,Murcanyo,caluula,xaabo,bareeda iyo degaano kale si ay iskaga difaacaan duulanka gardarada ah ee faroole.

wixii warar ah oo soo kordha kala soco

allcaseyr.net

7 Comments

Filed under NEWS

7 responses to “Faroole oo Duulaan Ku Qaadey Raascasayr State Iyo Somaliland oo Kaabiga ku Haysa Garoowe

  1. “Habar fadhidaa lag din lafududaa “,
    maanta awaada waxaa iska leh Casayrland State,
    doowlada casayrland waxa ay diyaar u tahay in ay is dufaacdo, Shinbiraha puntladeska ahna, waxa ay hayso hakeento. hadalkuna waa cadyahay.
    Casayrland State hanoolaato. Macsaalama.

  2. caliyare

    kkkk warheedhaya majeedheen ninkaan doqonka ah maad iska qabataan ee faroole wallaahay waa caaq caku majeerteen waligoodba nin liitay xukun u dhiibtaan war ninku nin fiyow maaha ninka garowe cadow kaabiga u saaran yahay oo doonaya inuu weeraro raas gardafuuy waa halkee waa 600 km
    walaahey waan tagay dhulkaa caruurtii uu u diro ineeyan dib u soo laabaneynin reerka dhulkaa degganna waan aqaan inuusan waxba ka qaadeeynin ee faroolow waxaan ku oran lahaa ciyaalka masaakiinta ah ee garoowe jooga ha ku halaagin waa meeshii aay ceebi kaa soo raaci lahayd

  3. cabdalle qaylo

    Rag dagaal buu isku bartaa waana sugaynay inuu faroole dagaal nagu soo qaadayo anaguna waajibkeeena waan garanaynaaa waa inaan dhagta dhiiga u darnaa waana jihaad sababtoo ah guryeheenii iyo xaasaskeenii iyo caruurteenii baa taangiyo lagu soo weeraray qofkii ku dhintana waa shahiid qof walba oo raascasayr state ka soo jeedana inuu dagaalka galo waa wax waajib ku ah inaad shahiidaan iyo inaad guulaysataa labaada mid ka mid ah baad helaysaan “xag uun ku daran labada daarood hays’xakabin meele”

  4. dhiiresa

    waxaa soo ban baxay xuaman toode iyo dhagartii ay putland ay ku hayeen ee dagalam oo dhagta dhiiga u dara oo waa jihad aad jana ku gashaan duliga doonay dal uu lahayn etaana aan lahyn fiireya wada dhlashda hada iyo dan haoran waan dhaiay iyo waa ii dhalay kii kuugyemaada dhulkaaga dhagta dhiiga u dar oo defac nafse waa xaq aa ku dhiinta wadankiina anan hadaan nahay qurba joogta waxaan idenla garab taaganahay habeen iyo malin waan soo deraynaa wax walba guusha waxay raaci geseyada caseyr aamiiin aamiiin aaaaaaaaaaaamiiiiin

  5. waxaa layaaba inuu faroole maanta uu dagaal uu ku soo qaado dad iyo dal ka shaqaynaaya horumarkiisa iyo siday wax u qabsan lahaayeen. deegaanka caseyr waa deegaan in badan ku dulmanaa dowlad ku sheega p/land. hadana go’aansaday inay iyagu wax qabsadaan. hadaba waa yaabee muxuu u’aaddi waayey laascaano iyo somali land waa kan doonaaya dhul uusan maamulkiisu gaari karinee. Maakhir Satet usaga maxaa looga hadli waayey oo kan fajacisada ka dhigay.
    p/land maanta waxaa ka taagan waa bosaso ilaa garowe, galkacayo gacani kuma jirto oo waa ay ka baxday gacanta Farole.
    Waxaan faroole iyo asxaabtiisa u sheegayaa inaan nin bed qaba ka soo noqon doonin dhulka caseyr hadii ay soo galaan xuduudkiisa,waxa ay wataana ay qaniimo noqon doonta .

  6. runtii waa arin layaab ku ah dadka degan Puntland, in maantey uu faroole ku duulo Caseyrland . waxaa arintaas in uu doonayo in isku diro labada dowladood Raascasayr State iyo Puntland daris wanaag in lays qadariyo wada noolasha la dhowro ayay ku jirt maslaxa guud ee dadka somaaliyeed . Raascasayr state waa dowlad isku fulin ka difaaci doona cid kasto isku day in ay hagar daaciso Maamulka Rasacasayr state.
    Arintaas Maamulka Puntland iyo Bulshada Ku nool waxay u keeni doonaa samcad xum weyn waayo maantay cid ku duul karta cid kale majirto waxay u taran tahay cawaaqibka wixi arintaas ka danbeyey . Maamulka Puntland arintaas halaag iyo howg ba’an buu ka qaadi doonaa.
    danta dadka laysku diraayo anigaa wax ah , anigaa ku talinaayo ha had lin

  7. waan filayay abtiyadeey siwaqron ama salax warfa
    ineey xabada sujuda u dhikanayan sidi horeyba laku yaqiney
    waagi comar samatar iyo harti bile waxan idin rajeenaya
    abtiyadeey siwaqron guuul isku gurmada aden abokar maxamed
    kuli kiiin sharafta beel waynta siwaqron iyo sharafta walikeed
    soo jirtay ee magaloyinka baargaal iyo calula baa guuuuuuul abtiyaal

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s