Madaxwayne Dooxajoog iyo Wafti uu hogaaminaayo oo lagu soo dhoweeyay Dagmada Taageer ee Gobolka Binna

Madaxwaynaha Raascasayr State Of Somalia Eng Faarax Maxamud Yusuf ( Dooxajoog) Iyo Wafti uu hogaaminaayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay Dagmada Tageer ee Gobolka Binna .

Madaxwaynaha oo ay hareer socdaan Guutooyin Ciidamo ah ayaa shacabka Magaalada Taageer kaga hortageen meel magaalada u jirta 1km .

Soo dhowaynta ayaa ahayd mid aad u balaaran  waxayna dadku aad ugu faraxsanaayeen Booqashada Madaxwaynaha iyo xubnihiisa xukuumada .

Waftigaan uu hogaaminaayo Madaxwayne Dooxajoog ayaa safaro ku maraayey Deegaanada Gobolka Binna .

Allcaseyr.net

3 Comments

Filed under NEWS

3 responses to “Madaxwayne Dooxajoog iyo Wafti uu hogaaminaayo oo lagu soo dhoweeyay Dagmada Taageer ee Gobolka Binna

  1. dhiiresa

    acww dhamaan hanoolto caseyr hanoolato taageer ha jabo cadowga rasacaseyr state

  2. dhiiresa

    acww dhamaan reer caseyr ina ragoo ama guun dooro ama gese dooro oo defacan waa dalkaaga kay mantay qeerada ay qadeweyday waxaan lenahay hadan nahy gabdhha caseyr hoo gorgarada iyo dirac esee shatiga iyo surwelka aan diifaacee dlka caseyr

  3. acww dhamaan.
    haa waasidaa waa waxa kaliya ee loo baahan yahay bila hore ee maamulka cusub yahay in aad sidaa u wadaan howsha oo uu jamaahiirta dalkeena dareemaan maamulka dowladooda curatay waanu idinku soo taageeraynaa howsha waana in aad diyaarisaan ciidan adag ee difaacda dalkooda iyo dadkooda waana in aad si deg deg leh aad u taba bartaan ciidan gurmad deg deg ah kharshka ku baxana diyaar baanu u nahay hiil iyo hooba waanu idan garab taaganahay yuusan idan ka adkaan waxarka garoowe guusha geesiga caseer baa leh.
    guuldaradana waxarka garoowaa leh.
    mahadsanidin.
    abdalla.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s