Raascasayr State:Isgaarsiintii Raascasayr oo Lajaray Iyo Faroole oo Damacsan Weerar

War degdeg ah oo hadda naga soo gaaraya Raascasayr state ayaa sheegaya in isgaarsiintoo laga jaray Raascasayr satate,wararka ayaa intaas ku daraya in madaxwaynaha puntland uu amray in la jaro isgaarsiinta baargaal.

Arintan ayaa kusoo beegmaysa xili madaxwaynaha maamul goboleedka raascasayr state eng dooxajoog uu ku suganyahay degmada baargaal isla markaana si heer sare ah maanta loogu soo dhaweeyay degmada baargaal.

Xiligii la jaraayay isgaarsiinta baargaal waxaa degmadaas kasocday shirar ay lahaayeen madaxda sare ee maamulka raascasayr state iyo odayaasha gobolka bina.

Wararka qaar ayaa sheegaya in madaxwaynaha puntland uu damacsanyahay in uu ciidamo u diro degaanka raascasayr state si ay ula dagaalamaan ciidamada maamulkaas raascasayr state,wararku  waxay intaas  ku darayaan in dhamaan ciidamada maamul goboleedka Raascasayr state heegan la galiyey si ay iskaga difaacaan weerarada kaga imanaya dhinacaas iyo puntland.

Siciid Dhagiig

Baargaal

bina

allcaseyr.net

5 Comments

Filed under NEWS

5 responses to “Raascasayr State:Isgaarsiintii Raascasayr oo Lajaray Iyo Faroole oo Damacsan Weerar

  1. insha allah caseyrland will win and will be the best place in Punland i am glad we have confidence thank god, god will help and we here to support our soldiers and our land

  2. acww dhamaan.

    waxaan ku soo talinayaa hadii ay dhacday in la jaray isgaarsiintii gobolka bina caasimadiisa baargaal ,in laga mamnuuco shirkadihi hor aga shaqeen jiray gobolka oo dhanka isgaarsiinta ka waday lagala wareego qalabki ay ku shaqeeynayeen ee gobolka yaalay iyo dhamaan dalka rascaseyr waayo waxay ajiibeen daalimka codsigiisi oo ka doorteen jamaahiirta dalkooda ku marti qaaday in ay ka shaqaystaan,
    shirkad kasta oo ku dayata cidkastay tahay waa in lagu qaadaa sharcigaa oo kale ,loona ogolaan in ay dib aga shaqeeyaan dhulkeena
    ilaa ay ka bixiyaan magdhow la’eg inti ay shaqada ka wadeen dalkeena dakhligi ka soo galay oo idil kuna wareejiyaan khasnada maamulka rascaseyr,kana raali galiyaan shackeena danbiga ay ka galeen.
    mahadsanidin.
    abdalla.

  3. Awil

    Asalaamu caleykum dhamman akhyaarta Caseyr-land..
    waxaad xaq uleedihiin in aad dalkiina difaacataan oo aad iska celisaan cadowga uu hogaaminaayo Faroolo,,, in sha’alaah waad kuguuleysaneysaan ….
    My heart with you…

  4. cali ismaaciil

    walaal ciidamada uu faroole soo direy si uu uburburiyo maamulka cusub ee in uu bur buriyo aad baan uga soo horjeednaa mideeda kale cidankaa la soo wado uu faroole uu soo direy ma ahan kuwa kala yaqaan dhulka war intii buuraha loo fuulo ayaa kor laga toogan halkaasna waxaa ka haleynaa qaniimo oo ileen islaam laguma sheegi karo ciidan nabad ku sugan ninkii doonayaa in uu colaad ka dhaxeeyo diyaar baan u nahay in aan dalkeena ku dhimano iyo diinteena{

  5. acww dhamaan.
    ciidamada qaranka rascaseyr ee ku magac dheer hilaac ,waa ciidan u taba baran difaaca dalkooda ee jilibka u dhigaaya daandaansi kasta oo ka ga yimaada waxarka kibir ciyaaraaya,ayagoo u hormarinaya waxarka laascaano xoraysanwaayay geerido waxay dhibi kan dhoofka ku iman oo isku daya in uu dalkooda qabsado,jab iyo hilaag iyo dharbaaxooyin uu filana ku dhufan doona,ha noolaato rascaseyr state
    iyo jamaahiirteeda xaqa ku diriri doona,waxarow nin kuu digay kuma dilin,ku soo dhowow jahanama.
    mahadsanidin.
    abdalla.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s