Barcelona oo finalka U soo baxday

Kooxda Barcelona ee habka (Play-Stationka)u cayaarta  ayaa caawa  u soo baxday ciyaarta kama danbeysta ah ee Champions League markii ay 1-1 la gashay lugtii 2aad ee tartakaan kooxda ay cadowga isku yihiin ee Real Madrid.
Barcelona oo ku soo baxday 3-1 isku celcelis ahaan goolashii ay kale dhaliyeen ayaa wax hogaanka ciyaarta u dhiibay Pedro daqiiqadii 54aad hayeeshe 10 daqiiqo kadib waxaa goolkaasi Madrid ka soo  guday Marcelo oo ciyaarta ka dhigay 1-1.
Ciyaartaan waxy aheyd tii 4aad oo dhexmarta labadaan kooxood mudo 18 maalmood ah.
Barcelona waxey ciyaarta ugu danbeysa garoonka Wembley kula ciyaari doontaa Manchester United or Schalke 04 May 28 – kooxda reer England ayaa waxey ku hogaamineysaa 2-0 waxeyna wada ciyaari doonaan haben danbe .
Barca waxey raadineysaa iney qaadato koobkii 4aad oo Champions League ah, kii 3ad ayuu u noqon doonaa oo ay qaado mudo 6 sano gudahood ah.
Barcelona iyo Manchester United 2 sano ka hore ayeey wada ciyaareen ciyaarta fiinaalaha ah ee koobkaan waxaana xilligaa oo ahaa 2009 kii koobkii 2-0 ku qaadatay Barcelona

Leave a comment

Filed under SPORTS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s