Hogaamiyihii Al-Qaacida Usama Bin Laden oo la dilay, Madaxweynaha Mareykanka oo ku dhawaaqay(Daawo Video

Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa sheegey in Howlgal ay Ciidamada Mareykanku sameeyeen ay ku dileen Osama Bin Laadin, Meydkiisana ay gacanta ku hayaan. Warkaan ayaa markii hore si hoose u heleen saxaafada Mareykanku, waxaase la rumeeyey ka dib markii Madaxweynaha uu si toosa uga hadley TV-ga isagoo shacabka Mareykanka u sheegaya in Ciidamada sida khaaska ah u tababaran ee Mareykanku ay ku guuleysteen iney dilaan Osama Binlandin.
//

Weerar ay ciidamada Mareykanku ku qaadeen Guri ku yaal Wadanka Pakistan ayaa lagu diley Binladin, waxaana la sheegey inuu xiliga la dilayey uu la joogey reerkiisa,waxaa kaloo lala diley sadix qof oo loo badinayo in madi yahey Wiil uu dhaley Binladin.

Usama Bin Ladin ayaa la aaminsan yahey inuu yahey Aabaha Argagixisada Aduunka iyo waliba maskaxdii ka dambeysey Qarixii 11 sebtembar 2003 saraha mataanaha ah ee Magaalada New York  (World Trade Center)  loo geystey.

Shacabka magaalada New York ayaa markii ay maqleen dilka Binladin ayey isugu soo baxeen Wadoonyinka si ay ugu dabaal dagaan dilka dhimashada Binladin.

Allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s