Taliye Kuxigeenka Birmadka Booliiska Somaliland Oo Lagu Dhaawacay Bartamaha Laascaanood

Taliye kuxigeenka birmadka booliiska somaliland oo weerar culus lagu qaaday xili uu u socday gurigiisa oo ku beegnayd salaadii maqrib kadib

Weerarkan lagu qaaday taliye kuxigeenka birmadka booliiska somaliland ayaa waxaa kaloo ku dhaawacantay laba qof oo rayid ahaa kuwaas oo ka agdhawaa goobta weerarka lagu qaaday

Dhaawaca taliyaha oo ahaa mid culus ayaa loola cararay magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer iyadoo labadii qof ee rayidka ahaa lagu daaweynayo magaaladda laascaanood

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s