Maamulka Raascasayr State oo Guul Ku Tilmaamay Shirweynihii Beesha Dhulbahante ee kusoo Dhamaaday Magaalada london

Maamulka Raascasayr iyo dhamaan bulshada reer raascasayr state waxay hambalyo u dirayaan walaalahood ssc ee beesha dhulbahante shirweynihii uga socday magaalada london.

Shirwaynahaas oo kusoo dhamaadey jawi aad u wacan kana soo baxeen qodobo wax ool ah,hadaba  maamulka iyo dhamaan reer raascasayr state of somalia waxay hambalyo u dirayaan beesha dhulbhante qaybaheeda kala duwan iyo hogaankooda siyaasadood ee ssc.

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s