Tababaro Ciidan oo ka Furmay Deegaanada Maamul Goboleedka Raascasayr State Of Somalia Iyo Xuduudaha oo Ciidan la Dhigay

Qaybi ka mid ah  deegaanada Maamul Goboleedka Raascasayr State Of Somalia ayaa waxaa laga bilaabay tababaro Ciidan oo loo furay qaybaha kala duwan ee ciidamada maamulka waxaayna tababaradu ka furmeen qaybo ka mid ah xeryaha Ciidamada ee Raascasayr

Mid ka ka mid ah Saraakiisha ciidamada Tabarayaa ayaa  uga warbixiyay Allcaseyr Tababarida  ciidamada waxa uuna yiri

” Waxaa Uga furmay tababaro  Magaalooyinka Tooxin , Qoraxaad , Dhuurbo , Ceelquud , Iyo Muudiye Ciidamada Maamulka Ciidamadaan ayaa tiradoodu Dhan tahay  2350 Askari waxayna isugu jiraan qaybaha kala duwan ee ciidamada,  waxaana loo kala tababarayaa Ciidan walba hawshiisa  .

Mar aan wax ka waydiinay ciidamada aad geeyseen Xuuduudaha aad la wadaagtaan Puntland maxay Yihiin .waxa uu Yiri

” Waxay ku jiray in ciidamo la geeyo Xuduudaha wareegto ay shalay soo saareen Madaxda dawladu Wareegtadaas ayay ku mamnuuceen in masuuliyiinta Maamulka Puntland aysan imaan karin deegaanada Raascasayr State Siduu War baahinta  u sheegay Afhayeenka Raascasayr State Md C/rashiid sidaas ayaana u geeynay Ciidamada Xuuduudaha Raascasayr State ”

Gaba gabadii ayaan waydiinay Sarkaalka sidi xakuumadooda ay u arkaan Shacabka Reer Raascasayr Maadaama ay deegaanadaasu Horay uga tirsanaayeen Puntland waxa uu yiri

” Waxay ku timi ku dhawaaqista Maamulka Raascasayr State Rabitaanka Shacabka Ku dhaqan deegaanadaan waadna arki kartaa shacabku sida ay heegan ugu jiraan la shaqaynta Maamulka ”

Allcaseyr.net

Maryan Cismaan

Dhuurbo

7 Comments

Filed under NEWS

7 responses to “Tababaro Ciidan oo ka Furmay Deegaanada Maamul Goboleedka Raascasayr State Of Somalia Iyo Xuduudaha oo Ciidan la Dhigay

  1. faroole

    webkan waxa iskalah s/land hala ogado. waan lasocna hadianu nahy puntland.

  2. suldaan mahad

    vivaaaa aad iyo aad ayaan usoo dhaweenaynaa ciidanka xarasul xuduudka ah ee difaacaya qaran’nimada iyo calanka raascasayr waxaaan leeyahay kordha oo bata lkn puntlnad waxaa naga dhexeeya walaaltinimo iyo daris wanaag lkn haday nagu soo xad gudbaan waxay nagala kulmayaan dhabar jab wayn aysan horay u arag by suldaanka

  3. war how maad buun buuninta beenta ah iska daysaan ma siwaaqroon ayaa puntland ciidan u samaysatay warkaasi waa ilhaano lakiin anigu waxaaan idin oranlahaa adigoo barwaaqo ah baloy kaalay lamadhaho haday kuu timaadana lama booyo boowow war hoy joog walee waad ka shalayn doontaan waayo bahal dilayaashii majeerteen ayaad ka hortimaadeen taarikhdana ma dhicin nin saleebaanada colaadiya oo guulaysta war miyaydan ogayn halkay mareen caydiid siyaad bare iyo sayidkii aad warkiisa maqasheen dhamaantood iyo allow maxaa noo geeyay leh ayay hawad ka bexeena war hoy eeshiin

  4. acww dhamaan.
    aad iyo aad ayaan ugu bognay hoosha sida aad u wadaan waana aan idinku soo taageereeynaa ciidamada xooga dalka oo aad heeganka galiseen iyo kuwa aad tabarka u furteen waxaanu rabnaa in ciidankeenu uu noqdo kan kaliya ee dhowra difaaca cadowkasta oo isku daya in uu ku soo xadgudbona dharbaaxo uusan filan ku dhufta,
    calanka quruxda badan ee rascaseyrna meelkasta oo deegaan keena kamid ah waa in uu ka babadaa ,ha noolaato caseyr hanoolaado shacabkeeda,heesta cankeenuna waxay noqondoontaa calanyaho ha dhicin haliican ee waligaa dhisnow.
    abdalla.

  5. Kkkkkk bisinka war siwaaqroon waa idin see waa maxay ciidamada ma’anaagad no tababaranaysaan maxad xuduuda u dhigteen kkkkkkk war ilama aderayalow boqorada majeerten waa dad walaalaye kamana aanan xumin hadaad mamul kale ino dhisteene waa qayr sokordhaye kkkkk ciidamada naga dulqaada o cadow badan baynu leenahay walahiye ciidamada na soodira kkkkk walahi anagu haadanu nahay walaalahin rer mudug aanu idin tagersanahay wananu sodhawaynay whyo runta lama xaqire siwaaqroon waa laf dhabrta whyo rag nooga yimid o halyeeya baanu naqana sida allaha u naxariste cumar samater. O ahaa qaaidkayga marka faroole inlaga tashada way wacantahay lkn ogaada dhalasha iyo dhiig kumaynan kalatagine waana iga dardaran ereyga ah ciidama la dhigay xududka puntland cadow badan o aan magaca majerten lamaqashinkarin baa ku raaxaysanaye dhaha 2bada maamul o mataanaha ah saas baa kawacan inagu iskuma aynan nihin cadow e waxaynu nahay garabkiini waanuna idinku xisabtamayna . E yuusan cadowgu inugu wiirsan ilama aderayalow kkkk ciidanka 3000kun ah furin majogtaane anaga markad sotababartan nokeena aanu cadowga isaga cabinee by guul iyo gobanima all boqorada

  6. Sanaag

    Waa Arrin lagu farxo hawshuna halkaa sii socoto

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s