Safaro Madaxda Raascasayr State ay ku marayeen qaybo ka mid ah deegaanada Raascasayr( Daawo )


Wafti uu hogaaminayo Madaxwayne Dooxajoog ayaa waxay safaro ku soo kala bixiyeen qaybo ka mid ah deegaanada Raascasayr state ,

Waxay la kulmeen dhamaan waxgaradka deegaanada ay Tageen waxay ka wada hadleen sidi ay u wada shaqayn lahaayeen shacabka iyo xukuumadu

Dhamaan wax garadki iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa si wanaagsan u soo dhoweeyay soo Ajandayaasha Xukuumada Raascasayr State

Waxay madaxda Raascasayr state shacabka u balan qaadeen inay ka shaqaynayaan arimaha bulshada xoogana saarayaan

Maamulka Raascasayr State ayaa ah mid Somali badani soo dhowaysay mahadna uga celiyeen Ka bixida Maamulka Puntland ee isagu aan dhaafin Garowe

Halkaan ka daawo Clip Sarafki Ah

Allcaseyr.net

Caluula

4 Comments

Filed under NEWS

4 responses to “Safaro Madaxda Raascasayr State ay ku marayeen qaybo ka mid ah deegaanada Raascasayr( Daawo )

  1. Toosiye

    Maasha allah waa video aad u qurux badan laakiin wuxuu u baahnaa la edit gareeyo oo laga reebo hadalada dadku is weydaarsanayeen. Waxaa kaloo la rabay in lagu dul duubo hees wadani ah I hope in video yada danbe lagu sameyn doono.

    Toosiye

  2. yusuf xiir

    masha allaah walaahi wa qurux mooska iyo beeraha iyo qudaarta ka baxday baargaal dhamaan dad ka ku nool rasacasayr waa in ay wax soo saar sameeyaan maasha allaah

  3. acww dhamaan.
    maashaa alah,waxaan rajaynaynaa in aad horumar deg deg leh uu gaaro deegaanka iyo dadkiisaba muddo gaaban ,diyaarna waanu u nahay taakuleenta dalka iyo dadkaba ,guulaystayaal geediga wada.
    abdalla.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s