Go.aamadi ka soo baxay Teleconfrenc-iga Galabtay ee Jaaliyadaha Beelaha Siwaaqroon ee Dunida Daafaheeda ku dhaqan Yeesheen

Waxay maanta yeesheen Jaaliyadaha Beelaha Siwaaqroon ee ku dhaqan daafaha dunida Teleconfrence waxaa lagaga hadlaayay sida loo arko Maamulka cusub ee Raascasayr State Of Somalia .

Waxaay isku raaceen dhamaan ka soo qayb galayaashu in ku dhawaaqista Maamul goboleedku uu yahay mid xiligaan loo baahnaa Maadaama ay Puntland ka gaabisay deegaanada Raascasayr ku jirideeduna aysan wax dani ugu jirin deegaanadaas iyo shacab waynaha ku dhaqanbaIsla mar ahaantaana Taageero dhan kasta ah ay siiyaan dhamaan Jaaliyadaha ku dhaqan Dunida  Maamulka cusub ee raascasayr State Of Somalia .

Waxaa  la isla qaatay oo la soo jeediyay qodobadan .

1: In la xoojiyo Xiriirka Jaaliyada Beelaha Siwaaqroon ee ku dhaqan wadanka Dibadiisa

2: In tageero buuxda la siiyo Maamulka Raascasayr State Of Somalia

3: In sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhiso Xafiisyada Dawlada iyo dhamaan Rugaha adeegyada bulshada  Jaaliyaduhuna ka qayb qaataan dhismaha Maamulka Heer Tuulo Ilaa heer gobol .

4: In la xoojiyo tayada ciidamada amniga  Raascasayr State

5: In lala dagaalamo Burcad badeeda iyo dhamaan waxyaabaha foosha xun

6: In la horumariyo oo la tayeeyo adeegyada Bulshada Sida Caafimaadka , Waxbarashada , wadooyinka dadku adeegsadaan , Ceelasha laha helo  Biyaha  Iwm

7 :  In Qurba joogtu maal gashi ka samaystaan deegaanada raascasayr State iyaga oo ka Faa,iidaysanaaya Khayraadka Faraha badan ee deeganadaasu lee yihiin

Teleconfrenc-iga  Ayaa ku soo gabagaboobay   jawi  wanaagsan waxayna dhamaan ka soo qayb galayaashu hambalyo u direen madaxda Raascasayr State waxayna ku amaaneen sidi ay ugu adeegayaan dadkooda iyo deegaankooda  sidoo kale waxgaradki go,aankaan gaaray ah in deegaanadaasu maamul goboleed yeeshaan isla markaana lagu magacaabo raascasayr State Of Somalia .

Allcaseyr.net

Västerås

2 Comments

Filed under NEWS

2 responses to “Go.aamadi ka soo baxay Teleconfrenc-iga Galabtay ee Jaaliyadaha Beelaha Siwaaqroon ee Dunida Daafaheeda ku dhaqan Yeesheen

  1. waxaan aad ugu faraxsanahay maamulgobaleedka caseeyrlanad inlagana fakaro jiritaanka caseyrlaand iyo dhisitaanka wadanka waxaankaloo aad ugu faraxsanahay sida wadajirka ah ee laisugu raacay maamulka wanaagsan ee caseyrland guul guul hajiro maamulka caseyrland

  2. yusuf xiir

    maasha allah waxaan halkaan ka cadeynayaa in ay bulshada rasacaseyr degan in ay wax qabsadaan ay ka go antahay wax qabad muuqwda in ay sameystaan aniga aad iyo aad baan ugu farax snahay in ay wax qabsadaan oo ay degaankooda wax ku ool ay ka sameyanaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s