Kulan ay yeesheen Gudiyada Jaaliyada Beelaha Siwaaqroon ee wadanka Sweden (Sawiro)

Kulan ay isugu yimaadeen maanta Gudiyada Jaaliyada beelaha Siwaaqroon ee wadanka Sweden aya aka dhacay Magaalada Stockholm ee caasumada dalkaas .

Kulankaan ayay kaga arinsanayeen Jaaliyadu sidi loo xoojin lahaa xiriirka Bulshada beelaha Siwaaqroon ee wadanka Sweden iyo guud ahaan jaaliyadaha kala duwan ee ku dhaqan  wadamada reer Galbeedka

sidoo kale waxa lagu Taageero buuxda u direen Maamul Goboleedka cusub ee Raascasayr State waxayna Hambalyo u dirayaan madaxda Maamulki .

Waxay muujiyeen jaaliyadu inay Taageero buuxda siiinayaan maamulka cusub .

Waxaa kulanka sidoo kale lagaga hadlay sidi loo gaarsiin lahaa xaflad balaaran oo ka dhacda Sweden  dhamaan dadwaynaha Raascasayr State Of Somalia ee ku dhaqan wadankaan .

Shirkaan ay yeesheen gudiyada Jaaliyada Beelaha Siwaaqroon ee Wadanka Sweden ayaa waxay ku soo gaba gabawday Jawi wanaagsan .

Hoos ka daawo Sawirada

Allcaseyr.net

Västerås

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s