Baaq ay soo saareen jaaliyada Raascasayr State Of Somalia ee dalka Cumaan

Anagoo isku duuban kana mideysan ka jaaliyad ahaan in gobolka aan ka soo jeedno uu ku talaabsado horumar iyo amaan maadaama 21kii sano ee la soo dhaafay ee dowladii dhexe ee soomaliyeed ay booskeedii ka maqneyd ka dib maqanaanshaha dowladii dhexe ay booska ka baxdey waxaa dhacay gobol walba oo soomaalia ka tirsan dagaalo dhibaatooyin iyo dagaalo sokeeye nasiib wanaag dadka reer Raascasayr State  way ka badbaadeen dhibaatadii dagaaladii sokeeyo kamana ay qeyb qaadan oo waxaa la dhihi karaa waa dadka kaliya ee nabada soomaliya raadsha waloow uu maamulka Puntland ka arimin jirey gobolada Sool Sanaag Bari  Mudug iyo Nugaal goboladaas oo ku teedsan jaar aad u dhowna la ahaa gobolada caseyrland nasiib daro hadaanu nahay shacabka reer caseyrland waxaanu dalbanay maamulkaa puntland inuu noo yimaado isna kaashano nasiib daro taa waan ku hungownay oo iska daa inuu noo yimaadee xitaa gobolada Raascasayr State  hal askari oo isga ka mushahar qaata uma soo dirin maamulkii puntland maamulka puntland mudadii 12ka sano aheyd ee uu wadanka intaa le,eg ka jirey ma soo gaarin gobolka Raacasayr State  nasiib wanaag waxey dadka reer Raascasayr State  fursad u heleen iney ka tashadaan aayahooda iyo danta goboladooda anagoo ah jaaliyada Raascasayr State Of Somalia  ee dalka Cumaan waxaan soo dhoweyneynaa xukuumada ka hana qaadey gobolada Binna Iyo Boolimoog ee lagu dhawaaqay 17/4/2011 waxaan aad u soo dhoweyneynaa 
 
1: Madaxwayne Eng Faarax Maxamuud Yuusuf (Dooxa joog )
2. Madaxwayne K/x Dr Barre Faatax

3. Golaha Parlamentiga Raascasayr State Of Somalia

4.Golaha Wasiirada Raascasayr State Of Somalia

5. Iyo dhamaan shacabka iyo beelaha walaalaha ah ee wada dega Gobolada Raascasayr State of Somalia waxaana leenahay guuleysta ma daalayaal
waxaana ku saxiixana gudoomiyaha jaaliyadaRaascasayr State Of Somalia ee Dalka  Cumaan iyo afhayeenka jaaliyada
1.Gudoomiye  Maxamed Cabdullaahi Cirro
2. Afhayeenka jaaliyada Raascasayr State Of Somalia  Abuubakar Saciid Maxamed ( kariye)

 

 

 

 

 

 

 

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s