Prof.Laasarooni Oo Xoriyadiisi Dib U Helay

War hadda nasoo gaarey ayaa sheegaya in prof  laasarooni xoriyadiisi dib u helay ka dib 4 maalmood u ku jiray xabsiga faroole.

Laasarooni ayaa hadda ku sugan magaalada garoowe wuuna caafimaad qabaa.

7 Comments

Filed under NEWS

7 responses to “Prof.Laasarooni Oo Xoriyadiisi Dib U Helay

  1. aad ayaaan ugu farax sanahay soo deynta proff. laasarooni waxaana urajeynayaa gool.

  2. maasha allaah aad iyo aad baan ugu faraxsanahay soo deynta prs Laasarooni waxaana u Rajeyneynaa in uu dadaalka halkaas ka sii wado.

  3. Abdullahi Omar

    Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in uu xoreydiisa dib u helay Profesor Laasaroni . Waxaana u rajeynayaa caafimaad, cimri dheer iyo cibaado suuban. Insha’alah howsha shaqo ee uu u hayo dalkiisa iyo dadkiisaba halkiisa haka sii wado profesorka anaguna waxaanu la garab taaganahay wax allaale iyo wixii taageero ah.

  4. yusuf xiir

    asc maasha allaah aad baan ugu faraxsanaahy prof xoriyadiisa helay waana soo dhaweynayaa

  5. waan salaamantihiin kooxda website salaan kabacdi waxaan inii ssheegaya inaan kufarax sanahay sidayta pr laasarooni waa mahadtihiin

  6. maashaa alaah aad baan usoo dhowaynayaa sii daynta profiseka aadbaana ugu faraxsanahay inuu xoriyadiisa dib uhelo waadna mahadsantihiin maamulka webka

  7. acww dhamaan
    waan ku farax sanahay in uu xoriyadiisa dib u hantay walaalkeen abdulaahi ,waxaana aan u rajaynayaa horumar iyo caafimaad ,waxmagaradka iskudayay in ay dhibaato kuu geestaan waa sidi dawacadi ku kaadisay wabiga wax ay kaa bulayaan baa ba iska yar ,walaal howsha aad qabatay kaagama jiseen karo waxaanu ku leenahay dhibki ku soo gaaray waanu kula wadaagnaa sidoo kale wanaaga aad muteeysatana waanu kula wadaagnaa guuleeste hadaalin oo geediga hor u wad .
    walaalkaa abdalla.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s