Macalin Jaamac Maxamed Cali oo la xiray Maanta

Macalin Jaamaca Maxamed Cali ayay maanta Ciidamada Daacada u ah Faroole u taxaabeen Xabsiga magaalada Boosaao

Macalin Jaamac ayay ciidamadu ugu yimaadeen gurigiisa ka dibna xabsiga u taxaabeen Maanta .

Waxaa ayaamahan ka socotay deegaanada Puntland in lagu xirxiro aqoonyahanada Ka soo jeeda deegaanada Raascasayr State

Waraysi uu siiyay Allcasayr Madaxwayne ku xigeenka Raascasayr State Dr Barre  ayuu ku sheegay inay ka dhaxayso Puntland Daris wanaag oo dadkuna yihiin dad wada dhashay

Waxa uuna raaciyay In Puntlnad iska ilaaliso bartilmaameedsashada aqoonyahanada Ka soo jeeda Raascasayr State

2 Comments

Filed under NEWS

2 responses to “Macalin Jaamac Maxamed Cali oo la xiray Maanta

  1. waa daan daansi cad ay wadaa n ciidamad puntlaan haday joojin waayaan way ar ki doonaan natiijada cad maxaa y7eela y uma dulnqaadan doono dhibaatada aqoon yahanadayda

  2. cabdalle qaylo

    aad iyo aad ayaan u cambaareenayaa faroole iyo maleeshiyaadka daacada u ah waxayna xireen macalin wayn oo %70 ardayda bosaso ku nool wax soo baray macalina ka ahaan jiray magaalooyin badan oo ka mid aha maamulka lagu magacabo puntland oo aan awal ka mid ahaan jirnay si gaar ahna wuxuu ahaa macalinkaygii muddo badana wax isoo baray waxaan leeyahay shacabka u dhashay raascsayr state dhib ma leh maxaa yeelay xabsiga waxaa loo sameeyay ragga in lagu xir-xiro wuuna soo baxaaya insha’allah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s