Banaan Bax ka dhacay Qaybo ka mid ah xaafadaha Magaalada Boosaaso oo lagu soo dhowaynaayo Raascasayr State Of Somalia

Qaybo ka mid ah shacab waynaha ku dhaqan Magaalada Boosaaso ee Caasumada Gobolka bari ayaa isugu soo baxay banaan bax ay ku taageerayaan Maamulka Raascasayr State Of Somalia .

Waxaa maanta ka dhigay Magaalada boosaaso Banaan bax dad aad u tiro badan oo isga kala yimi qaybo ka mid ah xaafahada Magaalada boosaaso ,Isu soo baxaan ayay shacabku ku taageerayeen ku dhawaaqistii maamulka Raascasayr State oo lagaga dhawaaqay Magaalada Caluula .

Meelo badan oo ka mid ah Somalia iyo dibadaha  ayaa si wanaagsan looga soo dhoweeyay Maamulka Raascasayr State

Maamulkaan Cusub ee ay yeelanayaan deegaanada Gobolada cusub ee  Binna Iyo Boolimoog  ayaa ah Maamulki koowaad oo looga dhawaaqo Dalka gudihiisa Madaxda Maamulkaan ayaa ah kuwo jooga deegaanka .

Shacabka u banaan baxayay Maamulkaan ee maanta ka dabaal dagay Magaalada Boosaaso ayaa waxay ku dhawaaqayeen Raascasayr Midnimada Soomaaliya .

Allcaseyr.net

Boosaaso

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s