Baargaal:Dibadbaxyo lagu soo Dhaweynaayo Dawlad Goboleedka Raascasayr State Oo Kadhacay Baargaal(Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada baargaal ka dhacay dabaaldagyo lagu taageerayo maamul goboleedka raascasayr state of somalia.

Mudaharaadkan oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan bulshada reer baargaal waxay si xoog leh usoo dhaweeyeen maamulkooda raascasayr state.

waxaa halkaas laga jeediyay khudbado iyo buraanburo kaasoo lagu soo dhaweynaayo maamulka raascasayr state.

Madaxwaynaha raascasayr ayaa iminka ku sugan degmada xaabo.

Raascasayr

Baargaal

Allcaseyr.net

4 Comments

Filed under NEWS

4 responses to “Baargaal:Dibadbaxyo lagu soo Dhaweynaayo Dawlad Goboleedka Raascasayr State Oo Kadhacay Baargaal(Daawo Sawirada)

  1. yusuf xiir

    asc maasha allaah aad iyo aad baan ugu farax sanahay in ay siwaqroon aayahooda ka tashtaan oo wadankooda dhistaan wax kast wax q abad ah ay sameystaan waan ku farax sanahay dhismaah maamulkaan iyo madaxweynaheeda

  2. Faarax

    Dadka raas casayr waa u tahniyadaynayaa waxaana leeyahay ka shaqeeya nabadda iyo horumarka deegaankaas balaaran .

    Maamulka faroole waa inuu soo dhoweyaa Maamulkaas cusub una muujiyaa deris wanaag , Waana in uu. Xaqdhowraa go’ aanka dadka ku dhaqan maamul goboleedka Raas casayr.

    Beelaha weli aaminsan maamulka Reer Faroole waa in ay u arkin maamulka cusub mid deris ah , muujiyana deris wanaag , lagana wada shaqeeyo sidii Somaliya dib loogu dhisi lahaa.

    Mahadsanidin .

  3. waa soo dhowaynaynaa maamulka casayrland ee uu madaxweynaha ka yahay faarax dooxa joog Iyo faarx barre hayeeshee faroolow maxaad ka leedahay bal adna aan ku eegnee

  4. masha alah siwaqroon wa kacay wale sidan iyo sii kasi fican ban idin
    rajeenaya tolkeykow mamulkina waxi isku daya qash qashad xabad
    afka ka galiya somalia nin aan xabad kululeen kuma nolaan karo
    ee waxa idin leyahay siwaqronow sida u tashaten u tashta oo horey
    usocda haso jesanina puntland neh wey bur burtay dishishe neh mamul bey raban iney ku dhawaqan oo iskaga baxan puntland
    walahi waku farxay dadkegi iyo magaladeydi baargaal inaan argo
    waxa meshan uka jeeda adeerkey abuuras iyo habiyarteey abshiro
    iyo dhaman asxabteydi aan kuso waada kornay magaladan
    viva tolkeey iyo dhulkeyka raasi casyr state

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s