Jaaliyada Raascasayr State Of Somalia ee magaalada västerås wadanka Sweden oo soo dhoweeyay Maamulka Cusub

Jaaliyada Raascasayr State ee  ku dhaqan magaalada västerås ee wadanka Sweden ayaa kulan ay yeesheen ku soo dhoweeyay Maamulka Cusub ee looga dhawaaqay Caasumada Raascasayr State Caluula .

Jaaliyada ayaa kulankooda kaga hadlay sidi ay uga qayb qaadan lahaayeen ka shaqaynta iyo gabar istaagida maamulka .

Sidoo kale waxay ka hadleen sidi ay uga qayb qaadan lahaayeen horumarinta arimaha bulshada .

Gabagabadii ayay hambalyo u direen Madaxwayne  Eng Dooxajoog iyo M/k  Raascasayr State Dr Barre Faatax  sidoo kale golaha wasiirada  iyo guud ahaan xubnaha kala duwan  ee Raascasayr State Of Somalia

Allcaseyr.net

Västerås Sweden

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s