Jaaliyada Raascasayr state ee ku Nool Wadanka Yemen Oo Hambalyo U direysaa Madaxda Maamulka Raascasayr State.

Jaaliyada Raascasayr State ee  ku dhaqan  wadanka yemen ayaa kulan ay yeesheen ku soo dhoweeyay Maamulka Cusub ee looga dhawaaqay Caasumada Raascasayr State Caluula .

Jaaliyada ayaa kulankooda kaga hadlay sidi ay uga qayb qaadan lahaayeen ka shaqaynta iyo gabar istaagida maamulka .

Sidoo kale waxay ka hadleen sidi ay uga qayb qaadan lahaayeen horumarinta arimaha bulshada .

Gabagabadii ayay hambalyo u direen Madaxwayne  Eng Dooxajoog iyo M/k  Raascasayr State Dr Barre Faatax  sidoo kale golaha wasiirada  iyo guud ahaan xubnaha kala duwan  ee Raascasayr State Of Somalia

Allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s