Casayrland Youth Union oo sheegay inay garab taagan yihiin maamulka raascasayr state of somalia

Ururka dhalinyarada casayrland ayaa aad u soo dhoweeyey maamul goboleedka cusub ee looga dhawaaqay magaalada caluula ee caasimada maamulkaas ururkan ayaa sheegay in aad u soo dhowaynayaan horumarka la taaban karo ee ka dhacay deegaanadaas waxayna sheegeen inay aad ugu riyaaqeen madaxwaynaha   maamulkaas loo doortay eng farah mohamuud yuusuf dooxajoog waxayna sheegeen in tani ay tahay midnimo iyo horumar dhan walba leh oo ay gaareen shacabwaynaha deegaanada raascasayr waxayna ugu baaqeen golaha wasiirada cusub ee loo doortay maamulkaas inay ka shaqeeyaan horumarka sidoo kale waxay ugu baaqeen dhalinyarada inay la shaqeeyaan maamulka garab istaagaan sidoo kale  waxay maamulka puntland ugu baaqeen inay ka shaqeeyaan daris wanaag iyo xiriir dhex mara labada maamul ee raascasayr iyo puntland
isku soo wada duuboo madaxwaynaha maamulka raascasayr oo la hadlayey idaacada VOA laanteeda afsoomaaliga ayaa sheegay in ay u soo jeesteen wax qabad sidoo kale waxuu qurba joogta degaankaas ugu baaqay inay maalgashadaan deegaanadaas oo ilahay uu ku manaystay kheyraad dhan walba waana deegaanada ugu kheyraadka badan goboda waqooyi bari

Allcasey.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s