Video:Daawo Magaalooyinka Gobalka Raascasayr

Halkan ka daawo magaalooyinka iyo taariikhda gobalka raascasayr.

videogan waxa  uu ka bilaamaya xeebta magaalada boosaaso.

boosaaso to dhurbo,taariikhda dhurbo,caluula part 1.2.3,geesalay and seymo.

halkan waxaan ka daawan doonta bilicda iy kheyraadka uu ilaahay ku manaystay gobalka raascasayr,beero,beeyo,bad and biyo.

dhawaan waxaanu idinsoo deynaynaa,magaalooyinka kale ee gobalka raascasayr

Boosaaso to caluula,halkanwaxaad ka daawan doontaa quruxda xeebta badda cas ee gobalka raascasayr

Taariikhda magaalada dhurbo 

Bilicda magaalada geesalay   

Caluula part 1

Caluula Part 2 

Caluula part 3  

geesalay and seyn  

seyn  

Seyn weyn 

1 Comment

Filed under NEWS

One response to “Video:Daawo Magaalooyinka Gobalka Raascasayr

  1. asc wad ku mahadsantihin shaqalaha websideka sida ad uka shaqesan
    inaad noso gudbisan dhukeeni wana dhul qurux badan i love sayn
    sayn isma lahen moos baa ka baxa laakin mooska sayn ka baxa
    kuma anan arag magalada baargaal bosasana lama geeyo ma dhawanahan baa laku beerey mooska wlh dhul aan caadi eheen banu heesana masha alaah teeda kale waxan idinka codsanaya inaad kuso xijisan magaloyinki kale ee raas casyr sida 2 magalo ee uku wa wayn gobolka baargaal iyo xaabo sido kale muudiye iyo tooxin iyo tageer dhamaan noso gudbiya fadlan waan jeclahay inaan argo magalada baargaal ruunti oo waliba shirka laku qabtay i love my land

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s