Raascasayr State oo lagu dhawaaqay

Gudiga Siyaasada Gobolka Raascasayr ayaa ku dhawaaqay Maamul goboleedka Raascasayr State .

Maalinti shalayto ahayd ayay gudiga siyaasada iyo gudiga horumarinta gobolku ku dhawaaqeen in deegaanadaasu yeelanayaan maanta laga bilaabo Maamul cusub oo loogu magac daray Raascasayr State .

Deegaanadaan ayaa horay u ahaa deegaano toostaga Maamul goboleedka Puntland .

1 Comment

Filed under NEWS

One response to “Raascasayr State oo lagu dhawaaqay

  1. waxaan u rajeeynayaa dalka iyo dadka caseyr land state barwaaqo horumar iyo iskufilaasho deg deg leh oo ay gaaraan ,waanu u riyaaqnay go aanka aad gaarteen waana aan idinku garab taaganahay meelkasta oo aanu joogno ,anagoo idan leh hadaalina hadaalina hadaa linaaaaaaaa.
    abdalla.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s