Ururka dhalinyarada Casayrland Youth Union oo cambaareeyay Xariga Prof Laasarooni

Ururka dhalinyarada ee marka magaciisa la soo gaabsho loo yaqaan Casayrland Youth Union ayaa si cambareeyay xariga ay kula kacday xakuumada Ku sheega Pl ee aan dhaafin Garoowe  Prof Laasarooni .

Kulan ay ku yeesheen Hooyga kulanka dhalinyarada Casayrland Youth Union  Www.casayrlandchat.com ayay ku falanqeeyeen xariga gardarada ah ee lagula kacay Prof Laasarooni xarigaas oo dhalintu ku tilmaameen mid meel ka dhac ku ah Profasorka oo ah mid ka shaqeeya horumarinta arimaha Bulshada ee deegaanada gobolka Raascasayr .

Hadaba waxay dhalintu u sheegayaan maamulka uu garwadeenka ka yahay Foroole ee aan dhaafin Garoowe inay 24saac gudahood ku sii dayso Profasorka kana bixiso Raali galin xarigaas .

Casayrlandchat Youth Union (C.Y.U)

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s