Prof Laasarooni oo Lagu Xirey Kalkacyo

Wararka naga soo gaaraya degmada kalkacyo ayaa sheegaya in degmadaas lagu xirey aqoonyahan u dhashay gobalka Raascasayr.

Prof.Cabdilaahi maxamed ciise oo dhawaanahna ku sugnaa gobalka raascasayr ayaa halkaas ka waday hawlo horumarineed.

Profka ayaa soo gaarey degmada  kalkacyo si uu uga dhoofo degmadaad ,wuxuu kusii jeeday magaalada nairobi.

Ciidamada puntland gaar ahaan kuwa ka amar qaata madaxtooyada ayaa xirey prof  laasarooni.

ilaa iyo hadda lama yaqaan meesha saldhiga lagu xirey aqoonyahankan.

wixii warar ah kala soco allcaseyr.net

3 Comments

Filed under NEWS

3 responses to “Prof Laasarooni oo Lagu Xirey Kalkacyo

  1. waxaan aad uga xumahay xariga laasarooni waxaan leeyay dadka iyo dalka uu ka soojeedo yaan la howlyaraysan xariga awoonyahaynka waayo mudooninkaan waxaa ka jira deegana maamulka puntland inlatirtiro hormarka degaanada G/raascaseyr
    ficiln hakaga bixiyo waxaa xirtay ciidamata
    Cumar maxamuud ee Gaal kacayo

  2. Abdullahi Omar

    Bismilah,
    Waxay aniga iltahay in arinta loo xiray Prof. Abdullahi Mohamed Ciise (lAASAROONI) iyo cida uu u xiranyahayba ay iska cad dahay. Arintuna ay salka ku hayso shirkii kadhacay magaalada Baargaal ee looga hadlayey horu marinta deegaanka Raas-Caseyr. Waxaaa cad in wax dambi ah uuna galin mawaadinkaan aan ka ahayn inuu uyimi deegaanka iyo dadka uu ka dhashay horomarkooda. Marka waxaan ka codsaneynaa in si aan shuriidi ku jirin xoriyadiisii loogu soo celiyo mag dhawna laga siiyo xadgudubkii lagu sameeyay. Hadii taa la waayo, waxii ay sabato arint lagu sameeyay prof. Laasarooni waxaa masuuliyadeeda qaadi doona qolada ka dambeeysa xariga muwaadinka.

    Wabilaahi Towfiiq.

  3. hadii xarigga laasarooni uu yahay mid dhaba waa mid aanu ka xunahay
    tankalena waxay kuu caddaynaysaa taasi naceebka ay haweenku kuu qabaan oo uu ugu horeeyo faroole,taana waa gardaro aan lala gaban waayo aqoonyahanka suwaaqroon ee u yimid in uu ku darsado talooyinkiisa horumarinta dhulkiisa caseyrland hadana doonayay in uu isaga baxo oo uu ku laabto dhulki shisheeye oo uu ku noolaa hadii ay xoriyadiisi iyo sharfkiisi ay meel kaga dhaceen ciidan ku sheegga midgaanfaroole ee pintiland .
    waxaan digniin u soo jeedinaynaa cidda haysata aqoonyahanka ee argagixisida ah in ay si degdeg leh ku soo sideyaan hadii ay yeeli waayaan wixi ka yimaada ayaga ayaa ka masuul ah.
    abdalla.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s