Gudiga horumarinta gobolka Raascasayr oo booqday Ospidale Di Alula

Gudiga horumarinta iyo gudiga Siyaasada Gobolka Raascasayr oo mudooyinkanba ka waday hawlo horumarineed iyo soo dhisida golaha deegaanada Dagmooyinka Gobolka raascasayr  ayaa asbuucaan ku sugnaa Magaalo madaxda Gobolka Raascasayr Caluula .

Gudiga ayaa maanta booqasho ku tagay Ospitalada Magaalada Caluule sidoo kale waxay tageen ceelka waraabiya magaalada caluule .

Gudiyadaan  ayaa waxaa lagu soo dhisay Shirki wadashiga  Beelaha Siwaaqroon ee ka dhacay bilowgi bishi sadexaad Magaalada Baargaal shir kaas oo ay ka soo saareen wax garadki halkaas isugu yimi  qodobo wax ku ool ah .

Gudiga ayaa safaro klu soo kala bixiyay Dagmooyinka Gobolku uu ka kooban yahay waxayna kala yihiin .Dagmada Baargaal , Taageer , Muudiye , Bareeda , Xaabo , Murcanyo Caluula .

Waxayna ka hirgaliyeen dhamaan dagmooyinkaas golaha dagmo kasta sidoo kale waxay ka fuliyeen mashaariic horumarineed oo laga yagleelay dhamaan dagmooyinka .

Shacabka ku dhaqan guud ahaan gobolka Raascasayr ayaa soo dhoweeyay sida wanaagsan ee gudiyadu ugu adeegayaan deegaanka iyo dadkaba .

allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s