Dagmada Murcanyo oo maamul loo dhisay

Gudiga horumarinta gobolka Raascasayr  iyo Gudiga Siyaasada oo hawlo horumarineed iyo yagleelida golaha deegaanka d  Gobolka ka waday mudooyinkaan  dhamaan dagmooyinka Gobolka ayaa waxay ka dhiseen Dagmada Murcanyo Golaha deegaanka golaha deegaankuna ay doorteen gudoomiyaha Dagmada iyo ku xigeenkiisa gudoomiyaha dagmada Murcanyo  ayaa loo doortay Cabdi Jaamac Cismaan (Dhiisi ) Halka gudoomiye ku xigeena loo doortay Salaad Xasan Xaaji .

Golaha Deegaanka Dagmada Murcanyo ayaa ka kooban 21 Xubnood  ,

Gudiga horumarinta ayaa hawlo horumarineed oo kala duwan kawada deegaanada gobolka .

Allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s