Ciidamad amaanka Gobolka Raascasayr oo xabsiga dhigay Wafti ka socday Puntland

Ciidamada amaanka gobolka Raascasayr ayaa maanta xabsiga u taxaabay wafti ka socday  Puntland oo gaaray deegaanada gobolka  waftigaan oo u badnaa dhalinyaro iyo haween ayaa waxa lagu soo eedeeyay inay ka  bilaabeen deegaanada gobolka kala faquuqista shacab waynaha ku dhaqan Gobolka Raascasayr.

Waftigaan ayaa markoodo hore ka tagay Caasumada Puntland Garoowe waxayna ku tageen deegaanad gobolka raascasayr inay samaynayaan Tirakoobka shacabka Gobolka .

Ciidamada amaanka ayaa marki falkaas lagu soo eedeeyay isla markiiba xabsiga u taxaabay dhamaan dadki halkaas marayay .

 Mar aan wax ka waydiinay xaalada dadkaan xabsiga loo taxaabay Mid k a mid ah golaha deegaanka Dagmada caluula ee Caasumada gobolka Raascasayr ayuu Yiri ” dadkaan maanta xabsiga ay dhigeen ciidamadu ayaa waxaa lagu soo eedeeyay kala faquuqida shacabka deegaanada gobolka Raascasayr  waana xiraanayaan inta laga celinaayo amnigoodana waxaa sugaaya ciidamada sida ugu dhaqsaha badana waa lo celinayaa ”

All caseyr.net

Caluula

5 Comments

Filed under NEWS

5 responses to “Ciidamad amaanka Gobolka Raascasayr oo xabsiga dhigay Wafti ka socday Puntland

  1. nur

    war siwaaqrooneey dagaal aadan awoodin ha bilaabina. arinku gacan ka hadal ayuu isu bedelidoonaa waana la yaqaanaa majeerteenka idinla degan. walaahi hadii la idiin soo jeesto in gabanadan madmadow ee dhafoorka siwaaqroon leh cidi ka harayn ee nimanyahow dagaal ha u oleleynina.

  2. Waa cidamada Rascasayr,
    Kuwaan waa lagu hubaa Siwaaqroon, marka la arko

  3. waxaan halkaan uga hanbalyeynayaa dhamaan ciidamada deeganada raascaseyr ee G/Raascaseyr waxaana leeyahay waad kumahadsantihiin howsha aad u haysaan shacabka iyo masuuliyintaba waxaan ku boorinayaa in ay wixii khalkhal wada qabtaan dilaana cina ayna la sugin

    • Baaq ay soo jeediyeen jaaliyada ku dhaqan dalka yemen ………………………………
      1.dhaleecayn maamulka faroole oo uu xiray pr.lassaroni malintii shalay ahayd taas oo ah xadgudub ku ah xoriyada bini adanka ah
      2.taagero aanu u dirayno maamulka goboleedka casayrland anga oo ah jaaliyada sowiwaaqroniya ee dalka yemen
      Duqa casayrland.casayr yuusuf maxuud
      iyo pro abdfataah miikaaiil
      1.sheek jamac caynab jamcac (gaas)
      2.sheekh maxmuud maxad bulxan
      3.ganacsde cabdicasiis xuseen xaji
      4.gancsade maxuud ibrhim (sagro)
      5.ganacsde shire jaamac xji cali
      6.cabdulahi salax (aleexo)
      7.gancse abokar indha cadde
      8.eng.siciid yuusuf shiriif
      9.gancsade cali maxamed (ifiye)
      10.amxd ali farax
      11.jaamc cabdulahi yuusf
      12.cali faarax warsme
      13.maryan farax cismaan
      14.maxad xuseen salaad
      15.fadumo cismaan cabdi
      16.eng.cali cusmaan
      17.gancsde cismaan maxmuud cali (dabo col)
      18.pro.idiris siciid (kariye)
      9.

      4

  4. waxaan tahniad iyo boogaadin u soo marinayaa hawada ciidanka daraawiishta ee dowlad goboleeda caseyrland ,foojignaanta ay foojiganyihiin iyo sida aad ugu diyaarka tihiin difaaca dhulkiina iyo dadkiina,waanu idan garab taaganahay hiil iyo hooba, xaqa aad difaacaysaana waanu idinku ayidsanahay,daba dhilifka cawaanka ah ee soodiraaya warxumo tashiilka aan akhlaaqda laheen waa in aad cashar lama ilaawaan ah siisaan,waa maxishoode ,ilbaxnimada ay ku yartahay oo inan gumeed ah,waayo hadii uu intaaba ku sifaysnayn ma uu soo dirireen cayaanka iskudayaya in ay carqalad galiyaan hurumarinta dalkiina iyo dadkiinaba,cidalaale iyo cidii isku dayda in ay carqaladeeyaan nabadgalyada iyo xasiloonida deegaankiina jawaabta ay mudan yihiin waa in lasiiyaa madaxsalaax danbe yuusan dhicin ,waa in aad u tashataan aayihiina oo aan mardanbe iidan cid waxba ka sugin
    si deg deg ahna aad ugu dhawaaqdaan gooni u istaaga gobolka caseyrland ee soomaaliyeed.
    abdalla.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s