Gudiga horumarinta Gobolka Raascasayr oo kulamo la qaatay Shacabka Dagmooyinka Caluula , Xaabo , Murcanyo

Gudiga horumarinta Gobolka Raascasayr oo mudooyinkaanba ka waday hawlo horumarineed dhamaan deegaanada gobolka ayaa waxay kulamo la qaateen qaybaha kala duwan ee bulshada ku kala dhaqan dagmooyinka Caluula oo ah magaalo madaxda gobolka Raascasayr  Xaabo iyo Murcanyo .

Gudiga ayaa kala hadlay dadwaynaha sidi looga shaqayn lahaa horumarinta adeegyada bulshada  sida  kor u qaadida tayada waxbarashada , Caafimaadka .

Gudiga ayaa sidoo kale waxaa la filayaa inay dhisaan maamulada dagmooyinka Xaabo iyo Murcanyo  oo aan horay u lahayn wax maamul ah .

Asbuuci hore ayay gudiga horumarinta gobolka Raascasayr iyo gudiga siyaasada oo isku weheliyay safaradaas ay ku soo kala bixiyeen dhamaan deegaanada gobolka  ay ka dhiseen dagmada Bareeda Muumulka Dagmada .

Isku soo wada duuboo gudigaan lagu soo dhisay Shirwaynihi Beelaha Siwaaqroon ee ka dhacay Baargaal ayay aad ugu riyaaqeen dhamaan shacabwaynaha Ku dhaqan gobolka Raascasayr Sida wanaagsan ee ay u wadaan hawlaha horumarineed .

2 Comments

Filed under NEWS

2 responses to “Gudiga horumarinta Gobolka Raascasayr oo kulamo la qaatay Shacabka Dagmooyinka Caluula , Xaabo , Murcanyo

  1. abdulkadir omar sagaar

    wada howsha

  2. waa arin aad iyo aad u wanaagsan in laga shaqeyn horumarinta bulshadda iyo kor uqaadidda awood bulshada si loo gaaro horumar waara, waana laga maarmaan in lahelo horumar lataban. in ay bulshadu ay isku tashato iyo tashato aya hayda waa arinta waajib u ah dad degan Gobolka Raascasayr waan ku faraxsanhay sida wanaagsan ee durba u hirgelay geedi socodka horumarka shacab si loogaaro barwaaqo iyo amni guud lana fah ka faa’iidaysiga kheyraad dhulka

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s