Shariif Xasan iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo isu Diyaarinaya ka Qaybgalka Shirka Nairobi

Sida goor dhoweyd ay shaaca ka qaadeen qaar ka mid ah xubnaha barlamaanka KMG Soomaaliya waxaa maalmaha soo socda la filayaa in magaalada Nairobi ay u duulaan wafdi xildhibaano ah oo uu hogaaminayo gudoomiyaha barlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadam.

Xildhibaano ku sugan Muqdisho oo goor dhoweyd warbaahinta ugu waramay hotelka Naasa Hablood ayaa cadeeyey inay wafdi 10 xubnood ka kooban oo uu horkacayo Shariif Xasan ay ka qeybgalayaan shirka Nairobi ee uu qabanqaabinayo ergeyga Qaramada Midoobay Augustine Mahiga kaasoo lagu wado inuu Nairobi ka dhaco 12-13 bishan April.

Xildhibaanadan oo uu ka mid ahaa Muuse Suudi Yalaxow oo horey uga mid ahaa hogaamiye kooxeedyada Muqdisho kana tirsan barlamaanka ayaa sheegay inay taagerayaan ka qeybgalka shirka ee gudoomiyaha barlamaanka.

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s