M/weyne Geelle oo Mar Saddexaad la Doortay

Natiijooyinka doorashadii madaxtinimada ee shalay ka dhacday dalka Jabuuti ayaa sheegaya in madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu mar saddexaad ku guuleystay xilka madaxtinimada.

Natiijooyinkii la shaaciyay waxay sheegayaan in madaxweyne Geelle uu ku guuleystay 79.26%, halka musharaxa madaxa bannaan Maxamed Warsame Raage uu helay 20.74%.

Golaha Dastuuriga ah ayaa la filayaa in ugu dambeyn ay ku dhowaaqaan sharci ahaanta natiijada doorashada.

Musharaxa Mr. Raage ayaa ku gacan seyray natiijadaasi.

Wareysi uu siiyay VOA-da ayuu wuxuu ku cawday dhowr arrimood oo kala ah in wakiiladiisa laga saaray goobaha codeynta iyo in saacad sharci darro ah lagu kordhiyay wakhtiga doorashada.

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s