Gudiga horumarinta Deegaanada Gobolka Raascasayr oo ka wada hawlo horumarineed Dagmada Xaabo Iyo Maamul loo Sameeyay Degmada Bareeda


Gudiga horumarinta gobolka Raascasayr oo ku sugnaa asbuucyadaan Dagmada Bareeda ee gobolka Raascasayr  ayaa waxay kulamo la yeesheen bulshada ku dhaqan dagmada Bareeda .

Kulamadaas ayaa lagaga hadlaayay sidi ay bulshada Reer bareedi uga shaqayn lahaayeen horumarinta Dagmada .

Gudiga ayaa waxay ka fuliyeen Dagmada mashaariic horumarineed oo kala duwan.

Kulumadaas ka dib gudigu waxay degmada bareeda u sameeyeen maamulkii degmada,gudoomiye iyo gudoomiye ku xigeen.

Gudoomiyaha Degmada Bareeda

Saadiq Maxamuud Maxamed

Saadiq Maxamuud waa nin da.yar isla markaana aqoonyahan wax badan ka badali kara jawiga horumarineed ee degaanka raascasayr.

Gudiga horumarinta deegaanada Gobolka Raascasayr ayaa waxay ay booqashooyin ku soo kala bixiyeen dhawr dagmo oo ka tirsan gobolka waxay ka soo sameeyeen meelihi ay tageen maamulada dagmooyinka .

Gudiga horumatinta ayaa waxaa sidoo kale weheliya Gudiga siyaasada Gobolka Raascasayr .

Gudiga ayaa haatan ku sugan degmada xaabo halkaas oo ka wadaan wacyigalinta bulshada reer xaabo iyo u dhisida maamulka degmada.

Waxaa hadda kasocda degmada xaabo kulumo gooni gooni ah kaasoo u dhaxeeya dadka degaanka iyo gudiga horumarinta.

wixii soo kordha kala soco

allcaseyr.net

2 Comments

Filed under NEWS

2 responses to “Gudiga horumarinta Deegaanada Gobolka Raascasayr oo ka wada hawlo horumarineed Dagmada Xaabo Iyo Maamul loo Sameeyay Degmada Bareeda

  1. Labayk

    Waxaan aad ugu hambalyaynayaa gudoomiyaha cusub ee da’da yar hadana aqoonyahanka ah, runtii waa xubin aad loogu baahnaa waxaan uga mahadcelinayaa dhamaan bulshada reer bareeda siday ula heleen una soo doorteen mudane Saadiq anigo sidoo kale dhamaan ugu baaqay bulsha waynta beesheena inay ka qayb qaataan horumarinta deegaanadeena………. waxaan rajaynayaa in sida uu isbedelka muuqda u bilowday looga qayb qaato dhamaan majaalkay doonto ha ahaatee ……. bulshoo waa latoosaye horay u dhaqaaqa oo dib yaan loo noqon kadibna balanteenu… balanteenu …. balanteenu waa guuuuuuul insha’alaah.

  2. cali ismaacii;

    maashaa allah mashaa allah gudoomiye c/risaaq cumar salax aad ayaan gudoomiya ugu faraxsanaahay shaqadaa uu qabanaayo waa nin dhalin yaro aah oo aad u fur furan ayaa uqabtaa hooshiisa waxaa aaysan odayaasha qabaan ayuu qabtaa oo boos kasta waa uu buuxiyaa aad ayaan u soo dhowey gudoomiyaha dhalin yarad
    a caseyr

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s