Odayaasha dhaqanka Beelaha Siwaaqroon oo cambaareeyay Dilalki Garoowe Iyo Boosaaso

Odayaasha dhaqanka Beelaha Siwaaqroon ayaa shir ay isugu yimaadeen ku cambaareeyay dilalki ka dhacay Magaalooyinka Boosaaso iyo Garoowe .

Odayaasha ayaa shirkoodaas kaga hadlay arimaha amni daro ee soo wajahay Deegaanada Puntland .

Waxay odayaashu ku tilmaameen dilalkaan qorshaysan in laga soo maleegaayo meelo kale oo dad nabada Puntland cadaw ku ahi ay wadaan .

Gabagabadi shirka ayay odayaashu waxay baaqyo usoo jeediyeen maamulka Puntland baqaas oo ah inay ka shaqeeyaan amniga .

Sidoo kale shacabka reer Puntland ilaaliyaan midnimada iyo nabada ka jirta deegaanada Puntland .

Allcaseyr.net

Roma

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s