Gudiga Horumarinta Gobolka Raascasayr oo lagu soo dhoweeyey magaalada Tooxin

Gudigii horumarinta gobolka Raascasayr ayaa maantay waxa ay gaareen magaalooyinka   Tooxin iyo Sayn waftiga ayaa markay gaareen deegaan xeebeedka Tooxin waxaa ku soo dhoweeyey halkaas shacab wayne aad u farabadan waftiga ayaa waxaa loo gudbiyey guriga degmada waxa ayna halkaas kula hadleen dadwaynaha magaalada Eng Farah Mohamuud Yuusuf (Dooxajoog) oo ah madaxa gudiga oo dadka la hadlayey ayaa u sheegay in ay u yimaadeen magaalada inay dhagax dhigaan mashaariic horumarineed sidoo kale waxaa uu kula dardaarmay dadwaynaha inay ka shaqeeyaan horumarka degaanka ayna u istaagaan wax qabad qaar ka mid dadwaynaha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay aad ugu farax sanyihiin imaanshaha gudigaan iyo go,aamadii ka soo baxay shirkii ka dhacay magaalada Baargaal ayna soo dhowaynayaan ugu dambayntii waftiga ayaa u gudbay deegaan beereedka saymo iyaga oo la filayo inay halkaas kula hadlaan dadwaynaha ayna ka fuliyaan mashaaqriic lagu hormarinayo deegaankaas .

Allcaseyr.net

1 Comment

Filed under NEWS

One response to “Gudiga Horumarinta Gobolka Raascasayr oo lagu soo dhoweeyey magaalada Tooxin

  1. Aqoon la’aani waa iftiin la’aane,waa aqal iyo ilays la’aane
    o gaada o gaada dugsiyada o gaada ,o aada o aada walaalayaal o aada
    dadaala dadaala walaalayaal dadaala.

    mahadsanidin dhamaan.
    abdalla.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s