Madaxwayne Shariif oo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dowlada KMG Soomaaliya

Madaxwaynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa magacaabay gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dowlada KMG Soomaaliya.

Madaxwaynae Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa warsa xaafadeed uu soo saaray waxa uu ku Sheegay, in xilka gudomiyaha maxkamada sare ee dowlada KMG Soomaaliya loo magcaabay Dr. Xuseen Cabdi Cilmi.

Warsa xaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in uu talaabadaan qaatay Madaxwaynaha ka dib markii uu arkay baahida loo qabo in lamaga caabo gudoomiyaha maxkamada Sare.

Waesa xaafadeedkaan ayaa waxaa saxaafada u aqriyay Maxamuud Jaamac oo ah xogaynta Gudoomiyaha Maxkamada dowlada KMG Soomaaliya Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi.

Intaasi ka dib ayaa saxaafada waxaa la hadlay gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dowlada KMG Soomaaliya Xuseen Cabdi Cilmi waxa uuna sheegay in dowlada KMG Soomaaliya ay ka koobantahay sadax hay’adood isla markaana ay qayb muhiim ah ka tahay hay’ada Garsoorka.

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s