Gudiyada horumarinta Gobolka Raascasayr oo ka qaybiyay raashin qaybo ka mid ah deeganaada Gobolka

Gudiga Horumarinta Gobolka Raascasayr  oo mudooyinkaan safaro ku maraayay Magaalooyinka Taageer , Qoraxaad iyo Muudiye ayaa waxay ka qaybiyeen deegaanadaas raashin ay u wadeen   dadka abaaruhu wax yeeleeyeen .

Gudiga ayaa waxay mudooyinkaan ku hawlanaayeen horumarinta Degaanada gobolka Raascasayr waxaayna sidoo kale ka soo fuliyeen Magaalooyinkaas mashaariic horumarineed .

Waxa ay maalmihi la soo dhaafay kula kulmeen magaalooyinka Muudiye . Taageer Iyo qoroxaad shacabka ku dhaqan waxayna gaarsiiyeen deeq raashin ah oo lagu caawinaayay dadka Abaaruhu dhibaateeyeen .

Deeqdaan ayaa waxaa bixiyay ganacsatada Gobolka Raascasayr.

Gudigaan ayaa lagu soo dhisay shirwaynihi Beelaha Siwaaqroon ee ka dhacay Baargaal shirkaas oo looga hadlaayay sidi loo horumarin lahaa Gobolka Raascasayr iyo Dagmada Laasasurad .

Allcaseyr.net

Leave a comment

Filed under NEWS

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s